Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga dib u heshiinta qaranka oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay Shabeelaha dhexe

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga dib u heshiinta qaranka oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda ka soo cusboonaatay Shabeelaha dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanno ka tirsan dowlad Goboleedka Hirshabeelle, gaar ahaan Agagaarka Xaaji Cali iyo Caddow Uul ee Gobolka Shabeelaha Dhexe oo ay ku dagaalamayaan beelo walaalo ah ooo wada degan deegaannadaas.

Bayaan uu soo saaray guddiga ayaa lagu yiri “Gddiga Madaxa Banaan ee dib u heshiisiinta Qaranka waxa uu ku baaqayaa in xabadda la joojiyo, lana bilaabo wada hadalo nabadeed oo la isugu yimaado si loo baajiyo in dhiig dambe ku daato deegaanka, waxaa kale oo Guddigu ugu baaqayaa dhamaan Mas’uuliyiinta Heer Qaran, Dowlad Goboleed, Waxgaradka iyo Odoyaasha dhaqanka deegaannada lagu dagaalamayo inay kaalinta ugu muhiimsan qaataan, una kacaan sidii loo heli lahaa xasilooni iyo Nabad Gobolka ka dhacday”.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Guddiga ayaa xusay in dagaalkan uu ku soo aaday xilli adag oo uu dalka ku jiro dagaal ka dhan ah Khawaarijka Al-Shabaab, isla markaana uu ka socdo deegaannada ay hadda ku dagaalameen dadka Walaalaha ah, lana fileyn in xoogaggii la rabay inay u wada jiraan dagaalka uu dhexdooda ka soo cusboonaado dagaal.

Previous Post

Wasaaradda warfaafinta XFS oo tababar u furtay 30-Saxafi

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kormeeray Xafiisyadda Guddoonka

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In