Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo baaq nabadeed kasoo saaray dagaalada Sokeeye ee ka socdo Qeybo ka mid ah Goboladda Dalka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka oo baaq nabadeed kasoo saaray dagaalada Sokeeye ee ka socdo Qeybo ka mid ah Goboladda Dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo uu Gudiga Dib u Heshiisiinta Qaranka ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga Hadleen sidii loo joojin lahaa dagaalada sokeee ee ka soconaya qeybo ka mid ah Gobolada Dalka kaasi oo saameeyay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay ka jiraan dagaaladaasi waxeyna baaq u direen maamulada deegaanadaasi wax garadka aqoonyahankaย  Nabadoonada ย in ay u istaagaan sidii loo joojin lahaa colaadaha ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah gobolada dalka si loo istaajiyo dhiiga walaalaha daadanaya.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Kulanaka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Gudiga dib u Heshiisiinta Qaranka mas’uuliyiinta gudiga dib u heshiisiinta shaqaalaha Gudiga Odayaasha iyo Xubno ka tirsan Gudiga Dib u Heshiisiinta Qaran waxeyna diirada saareen doorka ugu haboon ee loo joojin karo dagaaladaasiย  iyagoo tilmaamay in gudiga dib u heshiisiinta qaranka ay u diri doonaan gudi nabad raadin ah si ay ugu qeyb qaataanย  dhex dhaxaadintaย  colaadahaasi.

Gudoomiyaha Gudiga dib u heshiisiinta qaranka Ismaaciil Macalin Muse oo ka hadlay kulanka ayaa ugu baaqay wax garadka Culimada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda deegaanadaasi in ay u kacaan sidii nabad loo dhex dhigi lahaa dadka walaalaha ah ee dirirtu ku dhex mareyso deegaamadaasi

Guddiga ayaa sidoo kale ugu baaqay dadka walalaha ah ee ku dagaalamayaย  deegaanada ay dirirtu ka socoto in ay joojiyaan dagaalkaย  ayna qaataan nabadda maadaama dagaal dadka Soomalaiyeed ay ka soo daaleen.

Mudooyinkan ayaa Dowladda Soomaaliyeed waxgaradka culimaa’udiinka waxa ay wadeen dadaalo ku aadan sidii loo joojin lahaa colaadahaa iyadoo loo soo jeedinayo dadka ku dirirsan goobahaasi baaqyo ku aadan in la joojiyo dagaaladaasi.

Previous Post

Tirada dhimashada Suxufiyiinta caalamka oo korortay

Next Post

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Abdulle

Next Post
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Abdulle

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Abdulle

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In