Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo bogaadiyay guulaha ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo bogaadiyay guulaha ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan, kaas8 oo uu shir Guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Mudane Xildhibaan Cabdirisaaq Xasan Axmed (Dhookir)

Ajendaha kulanka ayaa ahaa la kulanka Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Taliye xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Amiin Cali.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Ugu horeeyn Guddiga Difaaca ayaa waxay bogaadiyeen howsha fiican ee Ciidanka Xoogga Dalku ku howlan yihiin, waxayna dhiiri gelinayaan garab istaagna u muujinayaan Ciidanka Xoogga Dalka ee muddada dheer ka dib ku guulaystay in uu cadowga ka xoreeyo goobo badan oo ay ku sugnaayeen.

Sidoo kale waxa ay iska xog waraysteen, xaaladda dalka, dadaalada ciidanka xoogga dalku ku jiro, cirib tirka khawaariijta, guulaha la gaaray, goobaha la xoreeyey, caqabadaha taagan iyo dhamaan howlaha ciidanka Xooga dalka.

Ugu dambayntii, Guddigu wuxuu ugu baaqayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed, in aan nabad gelyo la helayn, horumar aanu imanayn, in aan la gaarayn barwaaqada aan ku naaloonayno, inta cadowgu ku sugan yahay hal taako oo dhulka Soomaaliyeed ah.

Sidaa darteed waa in aan dhamaanteen u tafo xaydanaaa cirib tirkooda, garab istaagnaa Madaxwaynaha Qaranka.

Previous Post

R/W ku xigeenka XFS oo daah-furay shir ku saabsan Isku-duwidda deeqaha

Next Post

Akhriso: Fariinta Madaxweynaha JFS ee uu u diray Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Akhriso: Fariinta Madaxweynaha JFS ee uu u diray Ciidanka Xoogga Dalka iyo Shacabka Soomaaliyeed

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In