Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed oo warqad codsi ah u diray Madaxweynaha Maamulkaas

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed oo warqad codsi ah u diray Madaxweynaha Maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo ay tahay taariikhdu 29-July-2021; Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed  Laftagareen, kaasi oo ku saabsanaa inuu soo gudbiyo liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Warqadda ay guddiga u direen Madaxweynaha Koonfur galbeed ayaa u qorneyd sidan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Codsi soo gudbin Liiska musharixiinta u tartameya Golaha Aqalka Sare

Mudane Madaxweyne, anagoo tixraaceyno heshiisyadii doorashada ee 17 September, 1 October, 27 May, iyo 29 June. Anaga oo raaceyno sida shaxda doorashada loo dajiyay ee ku mudeysan heshiisyadii iyo jadwalka ay soo saareen Madaxda Qaranka iyo Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal. Anagoo cadeeneena inaan diyaar u nahay gudashada waajibaadka Qaran, iyada oo aan raaceyno habraaca Doorashada Golaha Aqalka Sare, waxa aan halkan kuugu soo gudbineynaa codsi ku aadan inaad noo soo gudbiso liiska magacyada u sharxan  Aqalka Sare ee dalka.

Mudane Madaxweyne, iyada oo aan wada ogsoonahay in lagu guda jiro waqtigii loo asteeyay qabashada doorashada, laga marmaantahay taaba gelinta iyo isku dabaridka howlaha guddiga, anaga oo ku kalsoon mas’uuliyadda aad u heyso shacbiga reer Koonfur Galbeed , waxaan markale kaa codsaneynaa inaad noogu soo gudbiso Liiska musharixiinta u tartamaya Aqalka Sare.

Ugu dambeyn Mudane Madaxweyne waxaan kaa rajeyneynaa inaad naga aqbali doontid codsigan.

Mahadsanid

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bogaadiyay hannaanka ay u dhacday doorashada Aqalka Sare

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bogaadiyay hannaanka ay u dhacday doorashada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo bogaadiyay hannaanka ay u dhacday doorashada Aqalka Sare

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In