Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo sheegay in maanta la soo gabo gabeynayo doorashooyinka Aqalka Hoose

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Doorashada aqalka hoose oo saaka ka bilaabaneysa Kismaayo iyo Baydhaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in maanta la soo afmeeri doono guud ahaan doorashooyinka Aqalka Hoose marka la dhameystiro saddex kursi ee ka dhiman tirada kuraasta Kismaayo yaal.

Doorashada aqalka Hoose ee ka soconaya magaalada Kismaayo, ayaa maanta la filayaa in la soo gabo gabeeyo, iyadoo maanta ay la dooran doono ilaa iyo 3 kursi oo ah kuraasta 43-da kursi oo laga doonayo in dowlad goboleedka Jubaland ay uga soo galaan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana maalinta 9aad ee ergooyinka ku dooranayaan baarlamaanka cusub.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Guddiga doorashooyinka heer gobol ee Jubbalanad ayaa sheegay in maanta la soo afmeerayo doorashooyinka xubnaha Aqalka Hoose, waxaana si aad ah loo adkeeyay amniga goobaha doorashooyinka, si looga hortago dhagaraha ay maleegayaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed.

Wafdiga uu hogaaminayo Guddiga Amniga Qaranka ee Doorashooyinka iyo Guddiga Hirgelinta Federaalka ee doorashooyinka dadban ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo, kuwaasi oo u kuur galaya sida ay u socdaan doorashooyinka Aqalka Hoose.

Previous Post

Wakiilka QM ee Soomaaliya oo bogaadiyey doorashooyinka ka socda Xarumaha dawlad gobaleedyada Dalka

Next Post

Doorashooyinka Xubnaha Aqalka Hoose oo goor dhaw ka bilaabaneysa Jowhar

Next Post
Qaban qaabada dibad baxyo lagu taageerayo shirki IGAD ee shalay ka dhacay Muqdisho oo ka socda Jowhar

Doorashooyinka Xubnaha Aqalka Hoose oo goor dhaw ka bilaabaneysa Jowhar

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In