Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed, Koonfur Galbeed waxa uu shaacinayaa Jadwalka 13 Kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadoodu ka dhacayso Deegaan Doorashada Labaad oo ah Baraawe.

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed, Koonfur Galbeed waxa uu shaacinayaa Jadwalka 13 Kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadoodu ka dhacayso Deegaan Doorashada Labaad oo ah Baraawe.

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho