Tuesday, September 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga doorashooyinka tanzaaniya oo baaraya eedeyn mucaaradku u jeediyeen Madaxweynaha dalkaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga doorashooyinka tanzaaniya oo baaraya eedeyn mucaaradku u jeediyeen Madaxweynaha dalkaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharax madaxtinimada mucaaradd ugu weyn dalka Tanzania, Tundu Lissu,ย  ayaa ka soo hor muuqday guddiga anshaxa ee gudiga doorashooyinka talaadan maanta ah isagoo wax laga weydiinayo eedeyn uu u jeediyay madaxweynaha dalka John Magufuli taas oo aheyd in uu sheegay in madaxweynaha uu la kulmay agaasimaha degmooyinka ee guddiga doorashada isla markana ka wadahadleen sidii madaxweynaha ugu shuban lahaaย  doorashada bisha October qorsheysan.

Sarkaal sare oo ka tirsan guddiga doorashooyinka Wilsan Mahere ayaa sheegay in eedeynta ay ka dhigan tahay in doorashada dalka ka dhacaysa aysan aheyd mid ku qabsoomaysa jawadi xor iyo xalaal ah.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Xafiiska diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadda ayaa warqadu direy xisbiga Mr. Lissu ee Chadema in hadalka uu soo dhigay baraha bulshada uu yahay mid khatar gelinaya amniga qaranka.

Agaasimayaasha fulinta degmada waxaa looga baahan yahay sharci ahaan inay u dhaqmaan sida saraakiisha soo noqoshada deegaanka inta lagu jiro doorashada. Xukuumadda ayaa dafirtay eedeynta ka timid Mr.Lissu.

Dhinaca kale, hogaamiyaha mucaaradka Tanzania ayaa sheegay in booliiska carqaladeeyeen kolonyo xisboga oo mareysay degaanka Nyamongo ee waqooyi dalka xilli ay ku socdaan goob ay ka ololeynayaan.

Waxaa uu sheegay in taageeriyaashii six un loola dhaqmay la garaacay isla markaana ka dhibaateeyay qaarkood.

Mr Lissuย  ayaa bartiisa Twitter soo geliyay muuqaal sheegaya isku dhaca u dhexeeya booliiska iyo shacabka.

Tanzania ayaa doorashada madaxtinimada la qorsheeyay in ay qabsoonta 28 bisha October, waxayna dadweynaha u codeyn doonaan xubnaha baarlamaanka iyo madaxweynaha . madaxweynaha talada hayaย  John Magufuli ayaa hadda raadinaya in markii labaad dalka hogaamintiisa loo doorto shanta sano ee soo socota.

Kooxaha xuquuqul insaanka ayaa waxaa ay sheegeen in xukuumadda ay sare u qaatay cadaadisk ay ku sameynayso mucaaradka, ururada aan dowliga aheyn iyo warbaahinta.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

Next Post

Wasaarada arimaha gudaha Hirshabelle ayaa warkaan soo saartay “Sawirro”

Next Post
Wasaarada arimaha gudaha Hirshabelle ayaa warkaan soo saartay “Sawirro”

Wasaarada arimaha gudaha Hirshabelle ayaa warkaan soo saartay "Sawirro"

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In