Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Farsamada Shirka Midnimo oo maanta u Ambabaxay magaalada Garbahaarey “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddiga Farsamada Shirka Midnimo oo maanta u Ambabaxay magaalada Garbahaarey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga qaban-qaabada shirka Midnimo 2 oo maalmihii u danbeeyay waday kulamo gooni gooni ah oo ay la yeelanayeen qeybaha kala duwan ee bulshada kasoo jeeda Jubbooyinka ee ku sugan gobollada Jubbooyinka iyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa maanta soo gabagabeeyay howshoodii, waxaana ay u ambabaxeen magaalada Garbahaarey halkaas oo horaanta todobaadkan uu ka furmayo shirku.

Gudoomiyaha guddiga qaban qaabada Shirka Sheekh C/kariin Shekh Ibrahim (Indho-cadde) ayaa sheegay in ay maanta kusoo gabagabeeyeen howshii ay ka hayeen Muqdisho, isla markaana ay u ambabaxeen magaalada Garbaaharey halkaas oo todobaadka soo socda uu ka furmayo shirku.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Maanta waxaan u dhoofnay Garbahaarey, kulamo badan ayaan la yeelannay odoyaasha beelaha dega Jubooyinka, si guul ah ayay inoogu dhamaatay, waxaana diyaarinnay ergadii ka qeybgeli lahayd shirweeynaha dib u heshiisiinta, waxana aan maanta ku wajahanay Garbahaarey oo shirku ka dhacayo” ayuu yiri Sheekh C/kariin.

Masuulkan ayaa sheegay in ergada lagu soo xulay hab degmo-degmo ah, isagoo intaa ku daray in aysan jirin wax cabasho ah oo kasoo laabatay habka ay u qeybiyeen ergada ka qeybgaleeysa shirka, isla markaana ay soo wada xaroon doonaan ergada.

Shirka dib u heshiisiinta ayaa la filayaa in uu si rasmi ah uga furmo magaalada Garbahaarey bishan, waxaana la filayaa in shirweeynahaasi lagu soo afjaro qilaafkii siyaasadeed ee ka jiray Jubooyinka sixitaan guudna lagu sameeyo qaladaadka muuqda, iyadoo la rajeeynayo in beelaha Jubbooyinka ee wax kala tabanaya ay iskugu iman doonaan shirka.
20150124_022003

20150124_022021

20150124_022015

20150124_022012

20150124_022003

Previous Post

Goobo ganacsi oo ku yaalla dalka Koonfur Afrika oo boob loo geystay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado Riyadh in uu kula kulmo Boqorka Cusub ee Sacuudiga “DAAWO”

Next Post
Daawo Sawirrada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Riyadh

Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado Riyadh in uu kula kulmo Boqorka Cusub ee Sacuudiga "DAAWO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In