Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga FEIT oo shahaadooyin guddoonsiiyay Xildhibaanno, baaqna u diray kuwa maqan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maalintii Afaraad oo xiriir ah waxaa ay magaalada muqdisho ka sameeyeen Shahaado siinta Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaannada maanta shahaadada la siiyay ayaa gaareyso 31 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Labada Gole Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana tirada guud ay noqoneysaa 163 mudane oo ka mid ah Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka 11aad, Sido kale waxaa barbar socda qaadashada kaararka Aqoonsiga Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026

Xildhibaanada labada Aqal ee maanta qaatay shahaadada Xildhibaannimo waxaa kamid ah:

  1. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072
  2. Said Mohamed Ali GSH#093
  3. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04
  4. Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248
  5. Osman Ali Yusuf GSH#198
  6. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02
  7. Muse Sudi Yalahow AS17
  8. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13
  9. Qali Ali Shire GSH#060
  10. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092
  11. Maryan Farah Kahiye AS#08
  12. Ahmed Mohamed Said AS#41
  13. Mahdi Mohamed Gulaid
  14. Mohamed Adam Dini GSH#036
  15. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50
  16. Said Ali Muse GSH#027
  17. Ismail Shire Jama GSH#142
  18. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075
  19. Abdikani Gelle Mohamed AS#44
  20. Abdullahi Farah Mire GSH#228
  21. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191
  22. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53
  23. Farhiya Yusuf Omar GSH#121
  24. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128
  25. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220
  26. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174
  27. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158
  28. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221
  29. Ali Mahdi Mohamed GSH#169
  30. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222
  31. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190

Guddiga doorashooyinka heer federal ayaa ugu baaqay Xildhibaannada maqan inay si deg deg ah u yimaadaan magaalada Muqdisho, si loo siiyo shahaadada Xildhibaannimo.

Previous Post

R/W ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Deyniile oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Deyniile oo caawa u gudbay wareegga xiga ee tartanka “SAWIRRO”

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

September 1, 2026
0

Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In