Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gaadiidleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Laga Xaliyay Tabasho Ay Ka Qabeen Maamulka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gaadiidleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Laga Xaliyay Tabasho Ay Ka Qabeen Maamulka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kulan la qaatay guddiga Gaadiidleyda Gobolka, kaasoo looga hadlaay sidii la isaga kaashan lahaa adkeenta amniga Gobalka iyo tabashooyin ay kala qaben labada dhinac, iyadoo kulanka inti uu socday ay isku afgarteen muhiimada ay leedahay Iskaashiga amniga

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe Maxamed Cabdi Sheekh Xaandow ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay la shaqeen doonaan gaadiidleyda Gobolka,  waxaana guddiga dhankooda la faray inay door ka qaatan sugidda Amniga

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026

Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka xoogga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Tareedisho ayaa sheegay in guddiga gaadiidley wixii tabasha ah ee ay ka qabaan ciidamada xal lagaa gaaray, ayna la shqeen doonaan Guddiga gaadiidleyda si gacana looga siiyo inay nabad ku safraan.

Previous Post

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post

Shil Gaari Oo Sababay Dhaawac Oo Ka Dhacay Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Next Post
Shil Gaari Oo Sababay Dhaawac Oo Ka Dhacay Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Shil Gaari Oo Sababay Dhaawac Oo Ka Dhacay Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026
0

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan...

February 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa magaalada Cape Town kulan kula yeeshay...

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka fuliyay weerar dhabagal ah oo ka dhacay gobolka Hiiraan,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In