Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddiga Garsoorka,Awqaafta iyo arrimaha Diinta oo la kulmay Saraakiisha ugu sareysa Maxkamada Ciidamada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Waxaa Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay Guddiga Garsoorka, Awqaafta Arimaha Diinta ee Golaha shacabka iyo Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Gen: Liibaan Cali Yarow ,Guddoomiyaha Darajada Koowaad Ciidamada Qalabka Sida G/Sare Xasan Cali Nuur Shuute iyo Xeer Ilaalinta Maxkamada Ciidamada.

Waxay ka wada hadleen sidoo loo xoojin laha wada shaqeynta Guddiga iyo Maxkamada iyo Horumarinta Garsoorka si loo gaaro Cadaalad, waxey kaloo uga mahadceliyeen Maxkamada sida ay gudaneyso Waajibaakeeda Qaran ee Dastuuriga ah.

Dhanka kale, Guddiga Gaadiidka Wadooyinka Dekadaha iyo Garoomada ayaa Kulan ku yeeshay Xarunta Guddiyada ee Villa Hargeysa.

Ajendaha kulanka ayaa ahaa Xeerka Duulista Rayidka & Saadaasha Hawada Waxaana goobjoog ahaa inta badan Xubnaha Guddiga.

Guddiga ayaa falanqeeyey Xeerkan oo Soo Maray Akhrinta 1aad, Waxayna ka yeesheen dood dheer siday ugu sameeyaan wax-kabedelid iyo wax ku-daris maadaama sharcigan oo aad muhiim ugu yahay dalka.

Previous Post

Wasiirka Difaaca oo la kulmay saraakiil Midowga Yurub ka socotay +Sawirro

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Difaacyada Ciidamada ay ku leeyihiin Deegaanka Dhanaane.

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Difaacyada Ciidamada ay ku leeyihiin Deegaanka Dhanaane.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Difaacyada Ciidamada ay ku leeyihiin Deegaanka Dhanaane.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In