Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga gurmadka abaaraha oo gargaar gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Guddiga gurmadka abaaraha oo gargaar gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gurmad kala duwan gaarsiiyay dadka ay abaartu saameysay eek u dhaqan mgaalooyin kala duwan oo dalka ah.

Gurmadkan oo ka yimid dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la gaarsiiyay magaalooyin ay ka mid yihiin; Gaalkacyo, Dhuusamareeb, Garbahaarreey, Waajid, Baardheere, Diinsoor, Baladweyne, Xudur iyo Dhoobley.

Related posts

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026

Boqollaal qoys oo ay si toos ah u saameysay abaarta ku dhufatay dalka, ayaa ka faa’iideystay gargaarkan deg degga ah, oo qeyb ka ah dadaalka dowladda oo kaashaneysa shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka caalamku ugu jirto sidii loo caawin lahaa bulshada.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa bishii Jannaayo bilowday duullimaadyo gargaar oo si toddobaadle ah u soo gaara Soomaaliya,kuwaas oo ay ka faa’iideysteen dad badan oo abaartu saameysay.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Somaaliya oo toddobaadkii hore ka hadlayay shirweyne  Qaran oo loo qabtay gurmadka abaaraha, ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba ugu baaqay in ay deg deg ugu gurmadaan malaayiin shacabka abaartu hayso.

Previous Post

Dagaalka ka socda Ukraine oo sii xoogeeystay

Next Post

Dagaalka Ukraine oo galay maalintii saddexaad

Next Post
Dagaalka Ukraine oo galay maalintii saddexaad

Dagaalka Ukraine oo galay maalintii saddexaad

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo War-saxaafadeed ka soo saartay hannaanka Amniga

February 1, 2026
0

Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In