Friday, July 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga gurmadka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Sudan oo kulan ku yeeshay Xarunta SoDMA

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga gurmadka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Sudan oo kulan ku yeeshay Xarunta SoDMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xarunta dhexe ee Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, waxaa maanta ka qabsoomay kulan deg-deg ah oo ay yesheen Guddiga gurmadka muwaadiniinta Soomaaliyeed ee colaadaha Sudaan ka socda ku go,doonsan.

Kulankaan oo uu Guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan waxaana qeyb ka ahaa madax ka socta Hay’addaha kala duwan ee Dowladda, iyadoo lagu faaqiday sida ugu fudud ee dadka Somaaliyeed ee ku go’doonsan dalkaas loo soo badbaadin karo oo dalka loogu soo celin karo, kuwa badan oo u qaxay xaduudaha #Sudaan ay la wadaagto Masar, Itoobiya,iyo South Sudan in loo sameeyo gurmad kasta oo la heli karo iyo in xaduudaha dalalka ay jogaan loogu furo.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026

Mas’uuliyiinta, ayaa booqday kulanka kadib xarun loo diyaariyey in dadka go,doonsan ay kala soo xariiraan Hay’adda si loo badbaadiyo oo gurmad loogu fidiyo.

Previous Post

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka Ceel-Qansax

Next Post

Shacabka ku nool duleedka degmada Buuloburde oo billaabay abbaabul ka dhan ah Khawaarijta “SAWIRRO”

Next Post
Shacabka ku nool duleedka degmada Buuloburde oo billaabay abbaabul ka dhan ah Khawaarijta “SAWIRRO”

Shacabka ku nool duleedka degmada Buuloburde oo billaabay abbaabul ka dhan ah Khawaarijta "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyey geerida fanaan Cigaal

July 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN  Axmed Cali Cigaal

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Axmed Cali Cigaal

July 31, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada, bahda...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka qeybgalay shirka ka jawaabista saameynta la filayo ee Super El Niño 2026

July 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalay shir dhanka Zoomka ah...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO DHAL AH LA QAATAY DHIGGIISA DALKA YUGAANDHA

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In