Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmadka Qaran oo soo bandhigay waxqabadkooda+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmadka Qaran oo soo bandhigay waxqabadkooda+Sawirro

?

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga gurmadka Qaran ayaa faahfaahin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay muddadii ay magacawnaayeen iyagoo soo bandhigay baaxadda qasaaraha ka dhashay qaraxii Soobbe.

Shir Jaraa’iid oo guddiaasi maanta ku qabtay Muqdisho ayeey ugu horreyn ku soo bandhigeen tirakoobka qasaarihii ka dhashay qaraxii Soobbe ee 14-ki Oktober, iyagoo tilmaamay in 10890 qofood ay ku waxyeelloobeen masiibadaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha guddigaasi C/llaahi Maxamed Shirwac oo hadlay ayaa soo hadalqaaday caqabadihii ay lu kulmeen muddadii ay hayeen howsha gurmadka isagoo u mahadceliyay dowladda F. Soomaaliya, maam ulka gobolka Banaadir iyo cidkastoo gacan ka geeysatay taageeradda dadka ku tabaaloobay masiibadii Soobbe.

Sheekh Nuur Buuruud Gurxad oo isna halkaasi ka hadlay ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa, sida ay u soo garab istaageen dadka dhibaatadu ka soo gaartay qaraxaasi, isagoo tilmaamay in jaaliyaddu muujisay damiir wanaagsan oo ku dhisan waddaniyad iyo isjaceyl,  taasoo uu xusay iney dhabbaha u xaareyso midnimo isku duubni Soomaaliyeed, iyo in si isku mid ah looga soo horjeesto cadowga.

?
Previous Post

Xuska dhalashadii Nabigeenna oo maanta ka socota gobollo ka mid ah dalkeenna

Next Post

Ciidanka XDS oo deegaanka Baladul-Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa.+Sawiro

Next Post
Ciidanka XDS oo deegaanka Baladul-Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa.+Sawiro

Ciidanka XDS oo deegaanka Baladul-Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa.+Sawiro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In