Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen Oo Lagu Wareejiyay Lacago Iyo Qeybo Lagu Daweeyo Qaxootiga “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen Oo Lagu Wareejiyay Lacago Iyo Qeybo Lagu Daweeyo Qaxootiga “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga loo xilsaaray gurmadka badbaadinta iyo samatabixinta Qoxootiga soomaaliyeed ee dalka Yeman ayaa weli waxay wadaan dadaalo loogu gurmanayo dadkaasi, waxaana maanta lagu wareejiyayย  Qeyb Laguย  Daaweeyo dadkaย  Xanuunsan eeย  ka Soo Cararaya dagaalada ka socda wadankaasi oo key taala Isbitaalka Banaadir, iyo Lacag dhan 2000$ (22 kun oo Dolar) oo ay soo dhiibeen Ganacsato iyo jaaliyada soomaaliyeed ee Shiinaha.

Shiekh Cumar Sheekh Ibraahim oo wakiil ka ahaaย  dadkaasi kaย  damqadayย  Walaalahoodaย  Soomaaliyeed ee ku dhibaataysanย  dalka Yeman, isagooย  sheegay in ay diyaar u yihiinย  ka jaaliyad ahaanย  in markasto ay diyaar u yahiin in ay la shaqeeyaanย  gudiga gurmadka Qoxootiga.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026

Sheekh Nuur Baaruud Gurxanย  oo ah Guddoomiyaha Guddiga gurmadka iyo Samatabixinta Qoxootiga soomaaliyeed ee Yemen ayaa ugu mahadceliyayย  Ganacsata iyo jaaliyada sida dareenka wadanimo leh ayย  ugu soo gurmadeen walaalahooda Soomaaliyeed Ee dhiban.

Sidoo kaleย  guddiga ayaa waxaa lagu wareejiyay qeybย  lagu daweynayo dadka qoxootiga ah ee ka soo cararaya wadanka Yeman oo qeyb ka ah isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir, waxaana masโ€™uuliyiinta isbitaalka iyo xubnahaย  Guddiga Gurmadka ayaa ku soo wareegayย  Qeybta lagu wareejiyay iyo qolalka oo xilkaasi ay ku sugnaayeen dhaqaatiir Daโ€™yar ah.

Luul Maxamed Maxamuud Madaxa Caruurta isbitaalka hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir ayaaย  sheegtay inย  gurmad dhaqaatir iyo dawa ah ay la garab taaganyihiin dadkaasi wlalalahooda dhibaataysan, islamarkaana umadda Soomaaliyeed u dirtay baaq ah in ay is gar gaaraan.

Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa masโ€™uuliyiinta isbitaalka iyo dhaqaatiirta Doonaya in ay gurmad u fidiyaan dadkaasi dhiban uguย  mahadceliyay sida ay uga soo baxayaanย  kaalintooda.

IMG_4151 IMG_4163 IMG_4164 IMG_4172 IMG_4176 IMG_4184 IMG_4198 IMG_4202 IMG_4203 IMG_4211 IMG_4219 IMG_4224 IMG_4225 IMG_4226 IMG_4227 IMG_4228 IMG_4258

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennmo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan Oo Gaaray Koonfur Africa Si Wanaagsana Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Xasan Oo Gaaray Koonfur Africa Si Wanaagsana Loogu Soo Dhaweeyay “Sawirro”

Madaxweyne Xasan Oo Gaaray Koonfur Africa Si Wanaagsana Loogu Soo Dhaweeyay "Sawirro"

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In