Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga isku-xirka hirgelinta siyaasadda qaran ee Teknolojiyada oo hawl-billaabay xilli baahi weyn loo qabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Isku-xirka Qaran ee Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa yeeshay kulankoodii ugu horreeyay, iyagoo ka wada hadlay sidii ay hawlahooda u billaabi lahaayeen, iyadoo laga faaโ€™iideysanayo farsamada casriga ah.

Guddigan ayaa ka kooban wakiillo ka socda wasaaradaha Boostada & Isgaarsiinta (Guddoonka), Qorsheynta, Maaliyadda, Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Bankiga Dhexe, Hayโ€™adda Isgaarsiinta Qaranka, iyo Xafiiska Raโ€™iisul-wasaaraha. Hase yeeshee, waxaa qorshaha ku jira in la qabto kulamo kuwan ka ballaaran oo ay ka soo qeyb galayaan dhammaan daneeyeyaasha kala duwan ee ay Siyaasaddani saameynta ku leedahay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Masโ€™uuliyiinta Wasaaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada (WBIT) oo ugu horreyntii ka hadlay kulanka oo ku dhacay qaab online ah ayaa xubnaha Guddiga u dul-maray ujeeddooyinka Siyaasaddan Qaran iyo qorshaha loo dajiyay sidii loo fulin lahaa. Wasaaradda ayaa sidoo kale soo bandhigtay waajibaadka shaqo ee Guddiga, taas oo ay xubnaha si buuxda u ansixiyeen.

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada, oo kulankaas uga qeyb galay qaabka fogaan-aragga, ayaa kula dardaarmay xubnaha Guddiga inay xil weyn iska saaraan sidii siyaasaddan loo fulin lahaa maadaama ay ahmiyad weyn u leedahay dalka, iyadoo soo koobeysa sida teknolojiyada loogu adeegsan karo qeybaha kala duwan ee nolosha.

โ€œMid ka mid ah casharrada ugu waaweyn ee Coronavirus uu na baray waa inaan teknolojiyada u isticmaalno qeybo badan oo nolosha ka mid ah sida kulamada, waxbarashada, taasna way sii socon doontaa xitaa haddii COVID-19 uu na dhaafo,โ€ ayuu yiri wasiirka oo intaasi ku daray in waxyaabaha siyaasaddan ku xusani ay maanta ka muhiimsan yihiin maalintii la qorayay.

Fulinta siyaasaddan ayaa ku soo aadeysa xilli baahi weyn loo qabo in teknolojiyada loo adeegsado qeybaha kala duwan ee nolosha, gaar ahaan qeybaha ay siyaasaddani qorshaha u dajisay ee kala ah: ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka, beeraha, kobcinta xirafadaha, iyo adeegyada dawladda.

Previous Post

Shirkad Dawooyinka sameeysa oo ku dhawaaqday soo saarista Tallaal loga hortagaya COVID19

Next Post

Taliyaha ciidanka Booliska oo xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere

Next Post
Taliyaha ciidanka Booliska oo xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere

Taliyaha ciidanka Booliska oo xilkii ka qaaday taliyihii saldhigga Boondheere

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In