Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga KGM ah ee Doorashoyinka Puntland Guuleed Saalax Bare oo warbaahinta la hadlay ayaa ku dhawaaqay in doorashadii ku soo dhammaatay si habsami leh  xusayna inay jiraan dad goobaha qaar weli ku jira safafka cod bixinta saaka aroornimadii horana soo xaadiray, isagoo dadkaasi uu waqtigu ku dhacay u balan qaaday in howl wadeennada guddiga doorashoyinku ay u sii adeegi doonaan ilaa qof walba oo doorashada u soo baxay uu codkiisa dhiibanayo.

Guddoomiye Guuleed ayaa tilmaamay in goobaha ay ka soo idlaatay codaynta Muwaadiniinta ay markaba ka bilaabsnayso tirinta codadka, iyagoo ay goob joog ka yihiin wakiilada urur siyaasadeedyada iyo korjoogto isugu jirta Soomaali iyo ajaajib kala duwan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guuleed Saalax ayaa u mahadceliyay dadwaynaha codkooda dhiibanayay ee sadaxdaan dagmo kuna ammaanay inay sameeyeen dhabar adayg iyo dulqaad wada jira.

Dagmada Ufayna waxaa soo idlaaday codaynta dadwaynaha, iyadoo ay ka bilaabatay tirinta codadka dadwaynaha dhammaystirka dadka safafka ayaa ka socda xarumo hoos yimaada Dagmooyinka  Eyl iyo Qardho.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha deegaanka ee ka qabsoontay Puntland

Next Post

Cayaartooyda degmada Warta Nabadda oo u soo gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka kubadda Gacanta “SAWIRRO”

Next Post
Cayaartooyda degmada Warta Nabadda oo u soo gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka kubadda Gacanta “SAWIRRO”

Cayaartooyda degmada Warta Nabadda oo u soo gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka kubadda Gacanta “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In