Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga la socodka Dastuurka oo la wareegay heshiisyadii ay wada-gareen Golaha Wadatashiga Qaran 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga la socodka Dastuurka oo la wareegay heshiisyadii ay wada-gareen Golaha Wadatashiga Qaran 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga Dib-u-eegista iyo la Socodka higelinta Dastuurka Xildhibaan Huseen Iidow oo uu wehliyo Xoghayaha guddiga Senator Siciid Cabdi Xuseen {Cawke}, ayaa maanta Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macalin Maxamuud,ayaa kala wareegay heshiisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran, si loogu bedelo luuqad Dastuuri ah.

Heshiisyada ay maanta la wareegeen Guddiga La-Socodka, si loo geliyo wax-ka-bedelka Dastuurka, iyada oo la adeegsanayo guddiga madaxa bananaan ee dib-u-eegista iyo Wax ka bedelka dastuurka, ayaa kala ahaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

1.Heshiiska Hannaanka Federaalaynta Garsoorka Decenber, 2022.

2. Astaynta awoodaha Hay’adaha Dowladda December, 2022.

3. Heshiiska astaynta iyo Wadaagga daqliga Maarso 2023.

4. Heshiiska qaab dhismeedka amniga Qaranka Maarso 2023.

5. Heshiiska Hannaan Doorashooyinka Qaranka Maarso 2023.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay xarun loogu talagalay daryeelka dhawacyada “SAWIRRO”

Next Post

Prime Minister Hamza lays the foundation stone for the Center for Emergency

Next Post
Prime Minister Hamza lays the foundation stone for the Center for Emergency

Prime Minister Hamza lays the foundation stone for the Center for Emergency

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In