Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda, qorshaynta iyo la- xisaabtanka hay’addaha dowladda ee golaha Shacabka ayaa waxa uu kulan Ku yeesheen xarunta Guddiyadda ee villa-Hargeisa.
Kulankaan oo Ajandihiisu ahaa howlaha shaqo ee horyaalo guddiga iyo sidii ka shaqeyntooda mudnaan loo kala siin lahaa.iyo sidoo kale xoojinta howlaha horyaala.
Kulanka Waxaa shir-gudoominaayey ku-simaha guddoomiyaha guddiga Maaliyadda ahna guddoomiye . Ku xigeenka guddiga Xildhibaan Aamina Sheekh Cusmaan.