Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddiga Maamulaya Doorashada Koonfur Galbeed oo doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada guddonka Guddiga maamulaya doorashada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah yeeshay kulan ay ku dooranayeen Guddoomiye iyo guddoomiye ku-xigeen.

Guddiga ayaa iska dhex doortay Guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed ee Koofur Galbeed.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Musharixiinta xilka Guddoomiyaha waxaa isku soo sharaxay

  1. Yusuf Cabdiqaadir Maxamed
  2. Maxamed Cabdullaahi Sheekh Xasan

Doorashada waxaa soo xaadirtay 11 xubnood

– Yuusuf Cabbdiqaadir Maxamed waxa uu helay 10 xubnood, halka Maxamed Sheekh Cabbdullaahi Xasan uu helay 1 cod.

Mudane Yuusuf Cabdiqadir Maxamed ayaa noqday Guddoomiyaha cusub ee Guddiga maamulka Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halka Guddoomiye ku-xigeena Guddiga ay u tartameen Nuuradiin Ibraahim Aadan iyo Cabdullaahi Cabdi Ibraahim, waxaana ku guuleystay Nuuradiin Ibraahim Aadan in uu noqdo Guddoomiye ku xigeenka.

Previous Post

Maamulka Magaalada Dhuusamareeb oo Ciidamada Qalabka sida ku wareejiyay deeq Xoola ah

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo laamaha amniga faray xoojinta Nabadgelyada deegaannada Jubbaland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo laamaha amniga faray xoojinta Nabadgelyada deegaannada Jubbaland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo laamaha amniga faray xoojinta Nabadgelyada deegaannada Jubbaland “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In