Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA  “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo booqday xarunta Hay’adda SoDMA  “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubno ka socday Guddiga OLolaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo ay soo magacaawday Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayna hor kaceeyso Guddoomiyaha Guddiga Amina-keyf Axmed Samatar ayaa maanta booqasho ku tegay xarunta dhexe ee SoDMA.

Guddigan ayaa ka shaqeeyn doona abaabulka iyo taakuleynta dadka Soomaaliyeed ee ay saameeysay fatahaadaha El nino si loo garab istaago caruurta iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku sugan duruufaha adag kuwaas oo aan haysan hoy iyo cunto midna.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Guddiga waxaa xarunta dhexe ee SoDMA ku soo dhaweeyey Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Dr. Axmed Cabdi Aadan waxaana kulankaan inta uu socday Guddiga lala wadaagay warbixinta guud iyo sameeynta fatahaada El-Niño ka dhalatay taas oo sameeysay dalka si guud, gargaarka lala gaaray iyo baahida gargaarka ee wali jirta.

Guddiga Ololaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys ayaa soo dhaweeyay howlaha baaxadda leh ee Hay’adda SoDMA ka waddo gurmadka Fatahaadaha #ElNiño , sidoo kalana soo dhaweeyay in si joogta ah loola wadaago xogaha dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka isla-markaana la isla kaashado sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadkaas fatahaadaha iyo daadadka ElNiño ay sameyeen oo ay ugu horreeyaan caruurta iyo hooyooyinka Soomaaliyeed.

Previous Post

Khawaarijta oo isaga carartay Saldhigyo ay ku lahaayeen Koonfurta Gobolka Mudug

Next Post

Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjire Jibriil

Next Post
Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjire Jibriil

Madaxweynaha Kenya oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjire Jibriil

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In