Saturday, February 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay u gogal Xaaryo sidii loo heli lahaa Guddi shaqaale Qaran

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in ay u gogal Xaaryo sidii loo heli lahaa Guddi shaqaale Qaran
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegeen  in ay wadaan xoojinta iyo Balaarinta guddi  shaqaale ooo ay qeyb ka yihiin Maamulada qeybta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiye ku xigeenka Ururka Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya Mudane Nuur Axmed Diiriye oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la helo Guddi shaqaale Qaran.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

February 14, 2026
Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

February 14, 2026

Halkaan hoose ka dhageyso  Gudoomiye ku xigeenka Nuur Axmed Diiriye:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/Waraysi-Gudoomiye-ku-xigeenka-ururka-Shaqaalaha-Rayidka-Nuur-Axmed-Diiriye.mp3

Previous Post

Kobaca Ganacsiga yar yar ee Magaalada Muqdisho

Next Post

Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo mar kale isku afgartay siideynta Maxaabiis horleh

Next Post
Wasaaaradda Caafimaadka oo caddeysay in Soomaaliya aan laga helin kiiska Cudurka Ebola

Dawladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo mar kale isku afgartay siideynta Maxaabiis horleh

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii DFS ee Shirweynaha Isbadalka Cimilada Adduunka

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii...

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee A3

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya oo shir guddoomisay Shirka Heerka Wasiirrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay A3 ee Xoojinta Doorka Afrika ee Golaha...

AKHRISO:-Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad ee Afrika iyo Talyaaniga

AKHRISO:-Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad ee Afrika iyo Talyaaniga

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad ee Afrika iyo Talyaaniga Addis Ababa, Ethiopia Febraayo 13, 2026...

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

Madaxweynaha JFS oo Itoobiya kaga qayb galay Shir Madaxeedka Africa iyo Talyaaniga

February 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeedka labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In