Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Guddiga Soonka Shanaad ee Gos oo Ansaxiyay Dastuurka Zone 5+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Guddiga Soonka Shanaad ee Gos oo Ansaxiyay Dastuurka Zone 5+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga furlinta  Soonka shanaad ee Gos  ayaa kulan ay uga doodayaan dastuur uu yeelanayo  Soonka ka ku yeeshay magaalada muqdisho, waxaana ka soo qayb galay madaxa arimaha gobolada ee Gos Ibraahin Xuseen Cali Roombe, guddoomiyaha Zone- 5 Xasan Wiish iyo xubnaha  soonka, iyaga oo  ka dooday  qudabbo ku jiray dastuurka cusub.

falaanqeyn dheer kadib waxay xubnaha isla garteen  in dastuurka cod gacantaag ah loo qaado ansaxintaiisa,waxaana xubnihii  ku sugnaa ay cod aqlabiyad leh ku ansaxiyeen dastuuka Zone-5-aad ee  Gos.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Marki ay xubanaha  ansaxiyeen dastuurka waxaa halkaas ka hadlay Guddoomiya  isboortiga gobolka Banaadir  ahna madaxa soonka shanaad  ee Gos Xasan Aadan Xaaji  Yabarow (Wiish)  Isagoo Sheegay in dastuurka uu laf dhabar  u yahay howlaha horumarinta Soonka waana muhiim in aan u hogaansano sharciyaaada dastuurka u yaala si aan uga guul gaarno howlaha culus ee na horyaala.

Xasan Wiish ayaa ugu damabeyn u mahad celiyay xubnaha  waxuuna kula dardaarmay in loo wada istaago horumarinta isboortiga  dalka gaar ahaan  Soonka shanaad.

Gebagebadii waxaa halkaas ka hadlay  madaxa Horumarinta Gobolada ee Gos   Ibraahin xuseen Cali Roombe Isagoo Yiri “dastuurka waxuu saxaa qaladadaadka ka dhaca isboortiga si  loo gaaro hadafka laga leeyahay horumarka isboortiga,Soonka Shanaad waa gobolka Banaadir oo Caasimada dalka ku taal waana meesha ugu balaarran ee isboortiga dalka laga horumariyo,” Xil cuslus ayaa idiin saaran  waxaana idiin rajeynayaa in aad dadaashaan una midowdaan sare u qaadida isboortiga dalka oo ka mid ah horumarka dalka uu hiigsanayo  ayuu Rombe yiri”

IMG_8748 IMG_8754 IMG_8760 IMG_8768 IMG_8773 IMG_8776 IMG_8779 IMG_8793 IMG_8806 IMG_8818 IMG_8824

Previous Post

Ku simaha madaxweynaha oo ka qayb galay Bandhigga todobaadka dhaqanka {SAWIRRO}

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In