Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashoiyinka Dedban oo soo Gabogabeeyay Dacwad ka taagnayd Kursiga Hop-067 ayaa sheegay in Doorashada Kursigaasi loo maray hanaan sharci ah.
Qoraal uu soo saaray Guddiga ayaa lagu cadeeyay in Go’aan laga gaaray maanta oo ay taariikhdu tahey 15/12/2021 dacwadda kursi lamber HOP#067, isla markaana loo maray hanaan waafaqsan sharciga doorashada.