Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xeer-Hoosaadka Ee Barlamaanka Galmudug+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xeer-Hoosaadka Ee Barlamaanka Galmudug+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga xeer hoosaadka anshaxa,Xasaanadda iyo daryeelka Senatarda ee Golaha aqalka sare ayaa kulan aqoon isweydaarsi ah kula yeeshay magaalada dhuusamareeb guddiga xeer hoosaadka dowlad goboleedka Galmudug .

Kulankaan ayaa ย ahaa mid aqoon isweydaarsi waxaana guddoominyay Guddoomiyaha Guddiga Senatar Xasan Faarax Xujaale.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Guddoomiye ku xigeenka guddiga xeer hoosaadka barlamaanka Galmudug Cabduqaadir Cabduullaahi Axmed. ayaa ka mahadceliyay sida guddiga xeer hoosaadka ay ugala shaqeynayaan sidii kor loogu qaadi lahaa qibradooda ku aadan howlaha xeer-hoosaadka.

โ€œWaxaan uga mahacelineynaa guddiga hoor-hoosaadka golaha aqalka saree e barlamaanka sida ay nagala shaqeynayaan kor uqaadista waayo arragnimada howlaha ย horyaala golaha barlamaanka Galmudug,waxaana naga goโ€™an inaan si hufan ula shaqeyno golaha aqalka sare ee dalka ayuu hadalkiisa ku daray Guddoomiye ku xigeenka guddiga xeer hoosaadka barlamaanka Galmudug Cabduqaadir Cabduullaahi Axmed.

Xubnahaan Guddiga xeer -hoosaadka golaha aqalka saree ayaa ka mid ahaa wafdi uu hogaaminayay guddoomiyaha golaha aqalka saree e barlamaanka Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo magaalada dhuusamareeb uga qeyb-galay furitaankii kala fadhiga 2-aad ee golaha barlamaanka ย Galmudug oo 27-bishaan ka furmay dhuusamareeb.

Tags: Guddiga Xeer Hoosaadka Golaha Aqalka Sare Oo Kulan La Qaatay Guddiga Xeer-Hoosaadka Ee Barlamaanka Galmudug+Sawirro
Previous Post

Madaxweyne Deni Oo Magacaabay Xubno Ka Mid Ah Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Iyo Danbiyada Culus

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda +Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray xarunta Wasaaradda Maaliyadda +Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In