Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS oo guddooon cusub doortay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS oo guddooon cusub doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeyb galay doorashada Guddoonka Guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Xildhibaannada ee Golaha Shacabka oo ka dhacday xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa.

Doorashada oo u dhacday hab gacan taag ah waxa ay xubnaha guddiga si wadar ogol ah guddoomiyaha guddiga ugu doorteen Xildhibaan Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib).

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

September 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026

Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xeerhoosaadka,Anshaxa ,Xasaanadda iyo Daryeelka Xildhibaannada ee Golaha Shacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Ibraahim Cali (Maxamed Cajiib) oo doorashadiisa ka dib hadal kooban jeediyay ayaa u mahadceliyay xubnaha guddiga oo si wadajir ah ugu codeeyay iyo guddoonka golaha Shacabka.

Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow oo marka hore u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Xeerhoosaadka,Anshaxa ,Xasaanadda iyo Daryeelka Xildhibaannada ee Golaha Shacabka ayaa waxa uu kula dardaarmay inuu dar dargeliyo shaqada guddiga, isaga oo dhanka kale xubnaha guddiga ku booriyay in ay la shaqeeyeen guddoomiyaha cusub ee guddiga.

Previous Post

Wasir Maareeye “Waxaan Qudaar iyo lacag gaarsiinay dhaawacyada weerarkii khawaarijta ee Liido”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

Ra’iisul Wasaare Xamse oo soo magacaabay agaasimeyaal guud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid ah wasaaradaha xukuumadda...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

Wasiirka Warfaafinta oo ka qaybgalay kulan soo dhaweyn ah oo Madaxweynaha Ruushku kasoo qayb galay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In