Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo kulan la yeeshay Xubno ka socday Hirshabeelle+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo kulan la yeeshay Xubno ka socday Hirshabeelle+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka  oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala hadlay si loo dhameystiri lahaa  sharciyada dowlad gobaleedyada loona sixi lahaa xuduudaha u dhaxeeya dowlad gobaleedyada Hirshabeelle iyo konfur galbeed Soomaaliya.

Intii shirku uu sacoday ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixin  ku aadan qaab dhismeedka dhuleed ee maamulka Hirshabeelle  iyo dhameystirka shaciyadda Dowlad goboleedyada,taasi oo masuuliyiinta Hirshabeelle ka socotay iyo Guddigu ay meel wanaagsan wada gaarsiiyeen.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowlad gobaleedka Hirshabeelle Abuukar Xasan Cali ayaa uga ugu horeyn uga  mahadceliyay Guddiga dadaalka ay gelinayaan sidii loo heli lahaa xuduudihii ay sameysay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

“Waxaan uga mahadcelineynaa guddiga dadaalka uu soo galiyay iyo hogta dhameystiran ee uu nala wadaaga waxaana rajeyneynaa in aan raacno xuduudihii ay hore u sameysay dowladdii dhexe.

Guddoomiyaha xuduudaha iyo fedaraalka dalka Khaliif Cabdikariin Maxamed ayaa sheegay in ujeedka ugu weyn shirka ay tahay inay la wadaagaan masuuliyiinta Hirshabeelle, waxyaabaha ay ka diyaariyeen arrimaha dhameystirka sharciyadda dowlad gobaleedyada, taasi oo ay horeuga soo talagaliyeen maamulka kale ee dowladda qeybta ka ah.

“Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla kulano waxaa shirkaan aan uga gol leenahay inaan idinla wadaagno waxyaabaha aan soo diyaarinay,inagoo hore ula soo shaqeynayay dowlad goboleedka kale ee dalka ayuu yiri guddoomiye Khaliif Cabdikariin Maxamed.

Tags: Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo kulan la yeeshay Xubno ka socday Hirshabeelle+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Danab Oo Howlgal Kudilay Horjooge ka tirsan Al-shabaab.

Next Post

Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

Next Post
Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In