Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo kulan la yeeshay Xubno ka socday Hirshabeelle+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo kulan la yeeshay Xubno ka socday Hirshabeelle+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga xuduudaha iyo fedaraalka dalka ย oo maanta kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho xubno ka socday dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa kala hadlay si loo dhameystiri lahaa ย sharciyada dowlad gobaleedyada loona sixi lahaa xuduudaha u dhaxeeya dowlad gobaleedyada Hirshabeelle iyo konfur galbeed Soomaaliya.

Intii shirku uu sacoday ayaa waxaa lagu soo bandhigay warbixinย  ku aadan qaab dhismeedka dhuleed ee maamulka Hirshabeelleย  iyo dhameystirka shaciyadda Dowlad goboleedyada,taasi oo masuuliyiinta Hirshabeelle ka socotay iyo Guddigu ay meel wanaagsan wada gaarsiiyeen.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta dowlad gobaleedka Hirshabeelle Abuukar Xasan Cali ayaa uga ugu horeyn ugaย  mahadceliyay Guddiga dadaalka ay gelinayaan sidii loo heli lahaa xuduudihii ay sameysay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

โ€œWaxaan uga mahadcelineynaa guddiga dadaalka uu soo galiyay iyo hogta dhameystiran ee uu nala wadaaga waxaana rajeyneynaa in aan raacno xuduudihii ay hore u sameysay dowladdii dhexe.

Guddoomiyaha xuduudaha iyo fedaraalka dalka Khaliif Cabdikariin Maxamed ayaa sheegay in ujeedka ugu weyn shirka ay tahay inay la wadaagaan masuuliyiinta Hirshabeelle, waxyaabaha ay ka diyaariyeen arrimaha dhameystirka sharciyadda dowlad gobaleedyada, taasi oo ay horeuga soo talagaliyeen maamulka kale ee dowladda qeybta ka ah.

โ€œWaxaan ku faraxsanahay inaan idinla kulano waxaa shirkaan aan uga gol leenahay inaan idinla wadaagno waxyaabaha aan soo diyaarinay,inagoo hore ula soo shaqeynayay dowlad goboleedka kale ee dalka ayuu yiri guddoomiye Khaliif Cabdikariin Maxamed.

Tags: Guddiga Xuduudaha iyo Fedaraalka Dalka oo kulan la yeeshay Xubno ka socday Hirshabeelle+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Danab Oo Howlgal Kudilay Horjooge ka tirsan Al-shabaab.

Next Post

Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

Next Post
Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

Taliyaha qeybta Booliiska Galmudug iyo Saraakiil kale oo gaaray Caabudwaaq+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In