Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiya Gobolka Bay oo la kulmey Mas,uuliyiin katirsan Dowladda Turkey+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiya Gobolka Bay oo la kulmey Mas,uuliyiin katirsan Dowladda Turkey+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddomiyaha Gobolka Bay Md Abdi Adan Hoosow ayaa waxaa uu la kulmey madax ka tirsan Dowladda Turkey, madaxdaasoo ay ka wada hadleen sidii loo hormarin lahaa howlaha gobolka Baay. Gudoomiyaha ayaa waxaa uu la kulmey xoghaya guud ee Ururka bisha cas ee waddankan Turkey Ms Aysegul GENC iyo ku xigeenka hey’addaasi Md Mintez Simsek kuwaasi oo sheegeyey in ay wax badan la qaban doonaan Maamulka Gobolka Baay ee uu gudoomiyaha ka yahay Md Hoosow.

Danjire Maxamed Mursal iyo Xoghayaha koowaad ee Safaarada Soomaaliya ee Dalka Turkey Md Abduqadir Maxamed Nuur (Jamac) ayaa labaduba waxay si diiran ugu soo dhoweeyeen Safaaradda Md Hossow.
Guddoomiyaha ayaa Madaxdii uu la kulmey wuxuu uga warbixiyey xaaladaha adag ee wakhtigan maamulkiisa ku shaqeynayo iyo waxyaabaha ay dowladdaTurkiga ka caawin karto dadka deggan deegaankaasi.
Md Hoosow ayaa waxaa uu aad uga mahad celiyey soo dhoweynta ay u sameeyeen Madaxda Safaarada Soomaaliya ee waddanka Turkey. Booqashadan Ayaan ahaa doonin midda ugu danbeysa, iyadoo guud ahaan dowladda Turkey ay gacan weyn u fidisey walaalahooda Soomaaliyeed ayaa haddana Gobolka Baay wax badan oo la taaban karo aan ka soo gaarin dowladda Turkey taasoo uu rajeynayoin ay wax iska beddelaan.
Guddoomiyaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalkan Turkey waxaa u qorsheysan inuu la kulmo madax kale oo dheeraad ah. Wuxuu yiri guddoomiyaha “Horumar la taaban karo Ayaan ka sameyney gobolka Baay oo aan la dafiri Karin, laakiin kaalinta dowladda Turkey wey dhiman tahay, wixii hadda ka danbeeyana waxaan rajeyneynaa inay buuxin doonaan hadduu illaahey idmo”.
Guddoomiyaha ayaa waxaa la guddoonsiiyey haddiyad uu guddoonsiiyey Md Mintez Simsek taasi oo loogu talo galey Md Hoosow Governatooraha Gobolka Bay.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

 

DSCF4076

 

 

DSCF4084 DSCF4085 DSCF4086 DSCF4088 DSCF4104 DSCF4121 DSCF4142 DSCF4144 DSCF4145 DSCF4148 DSCF4154 DSCF4159 DSCF4179 DSCF4233

 

Wakiilka warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee wadamka Turkey
Md Ali Moalim Isak.

Previous Post

Dhageyso barnaamijka Dhacdooyinka 21 05 2015

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In