Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay ergay ka socday Finland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan  uu Afhayeenka Barlamaanka  Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed  Sheekh Cismaan Jawaari uu la qaatay ergeyga dowladda Finland  u qaabisan arrimaha dalalka geeska Afrika ee ay Soomaaliya ka mid tahay Danjire  Pekka Haavisto  ayey kaga wada hadleen xoojinta xariirka labada dal iyo sdii dowladda Finland usoo celin lahayd  mashariicdii  horumarineed   ay Soomaaliya ka fulin jirtay xilliyadii hore  iyo arrimo kale.

Guddoomiyaha Baarlmaanka ayaa Dowladda Finland  uga mahad celiyey sida ay dalkeeda ugu soo dhawaysay Soomaali  badan oo xilligan dalkaasi ku nool, waxana  kulanka goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Guddiga arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Cabdulqaadir Cosoble  Cali Guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda ee Barlaamka Soomaaliya oo markii uu kulanka soo idlaaday kaddib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid ay labada dhinac ku kala warqaadanayeen.

“Maanta waxaa  aniga  iyo guddoomiyaha Barlmaanku kulan muhiim ah la yeelanay  ergeyga dowladda filand u qabilsan  arimaha  geedka Africa, waxana  warbxin ka siinay horumarka  siyaasadda, iyo  amniga, iyo sidii  Finland ay gacan uga gaysan lahayd caawinta Soomaaliya, isla markaana ay u soo celin lahayd barmaanijyo ay ka fulin jirtay Soomaaliya oo ay ka mid tahay dhismaha isbitaalo  waa wayn  uu ku yalla Muqdisho iyo Meelo kale ka mid ah  dalka.” ayuu yiri  Cosoble

Previous Post

Soomaaliya oo seddex iyo toban sanno kaddib garsoori doonto cayaaraha FIFA.

Next Post

OGAYSIIS: SHIRKADDA PGM OO SHAQAALO CUSUB QAADANEYSA

Next Post
Fursad shaqo oo ka bannaan golaha shacbiga

OGAYSIIS: SHIRKADDA PGM OO SHAQAALO CUSUB QAADANEYSA

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In