Tuesday, November 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay xubno ka socday beesha caalamka iyo musharixiin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay xubno ka socday beesha caalamka iyo musharixiin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxa horyaalla oo lagu sugayaan in  soo doortaan  Madaxweynaha cusube ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaas oo ku yimaada habraaca doorasho hufan.

Guddoomiyaha  Golaha shacabka Sooomaaliyeed ayaa manta kulan  xafiiskiisa kula qaatay  xubno ka socday Beesha Caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaysa  xilka  Madaxweynaha  ee ku midoobay Golaha mushataxiinta.

Related posts

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

November 2, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Cumaan ee Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Cumaan ee Soomaaliya

November 1, 2026

Xubnaha ka socday Golaha mushataxiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha dalka ayaa  guddoomiyaha golaha shacabka u soo gudbiyey  in doorashadda  Madaxweynaha loo sameeyo  habraac  daahfuran  si looga bad-baado  mushsuq maasuq iyo wax si dabo marin,  in musharaxiintu u sinadaan adeegsiga Warbaahinta Qaranka  iyo in doorashadda lagu qabto meel amnigeedu sugan yahay.

1 2 3 4 5

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Daahfuray Biyo Dhaanka Wejiga 2aad Ee Gurmadka Abaaraha Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

Soomaaliya iyo Kenya ayaa yeeshay kulan lagu xoojinayo Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga Labada Dal

November 2, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa kulan la yeeshay...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Cumaan ee Soomaaliya

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la qaatay Safiirka Cumaan ee Soomaaliya

November 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

Shil khasaaro nafeed dhaliyay oo ka dhacay dalka Masar

October 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Azerbaijan

October 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In