Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin kale oo kormeeray mashaariic ka socota Deniile +sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin kale oo kormeeray mashaariic ka socota Deniile +sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha baarlamaanka  dowlad goboleedka  Galmudug  Dr Maxamed Nuur Gacal xildhibaano, Masuulyiin ka socotay Maamulka Gobolka Banaadir iyo xubno kale oo ay ka mid yihiin qeybaha bulshada ayaa kormeeray mashriicda hormarineed ee ka socota degmada deyniile ee Gobolka banaadir.

Masuuliyiinka ayaa warbixin ka dheystay maamulka degmada ee uu ugu horeeyo Guddoomiye Jacfar iyo sidoo kale wax garadka ku nool degmada.

Related posts

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026

Gudddomiyaha Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir Maxamed Abuukar Cali Jacfar oo soo dhaweeyay masuuliyiinta ayaa ka hadlay muhiimada dhismaha wadada laamiga ee haatan uu ku socda dib u dhiska taasi oo ah 2 kiilo mitir.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca Maamulka iyo maaliyadda ee gobolka Banaadir  Axmed  Xasan Iimaan ayaa sheeegay in maamulka gobolka uu  wado dadaalo lagu hormarinayo dhammaan degmooyinka  gobolka  oo dhan  isagoo bogaadiyay howlaha  horumarka ah ee ka socda degmada deyniile.

Gudoomiyaha Golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaana bogaadiyay iskaashiga Maamulka iyo shacabka ee ka jira degmadaa kaasi uu ku tilmaamay mid hormar u horseedi kara nololasha deegaanka ka jirta.

Tags: Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin kale oo kormeeray mashaariic ka socota Deniile +sawirro
Previous Post

Madaxweyne Lafta Gareen oo xariga ka jaray xarunta Nabad Sugida Xudur+Sawirro

Next Post

Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay qaar ka mid ah Suuqyadda Beijing Cabsi laga qabo labo Covid-19

Next Post
Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay qaar ka mid ah Suuqyadda Beijing Cabsi laga qabo labo Covid-19

Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay qaar ka mid ah Suuqyadda Beijing Cabsi laga qabo labo Covid-19

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xarigga ka jaray xarunta Maxkamadda Xarardheere

August 2, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladd Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta cusub ee Maxkamadda Degmada Xarardheere...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Dardargelinta Istiraatiijiyadda iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In