Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyay Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir gudoomiyay kulankii 1-aad ee guddiyada Joogtada ah ee Kalfadhiga 2-aad ee baarlamaanka Galmudug.

Kulanka oo arrimo badan looga doodey waxaa ku wada sugnaa dhammaan Gudoomiyaasha guddiyada Joogtada ah, iyadoo arrimaha looga hadlay uu ka mid ahaa dardar gelinta hawlaha Baarlamaanka.

Related posts

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026

Xoghayaha guud ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug mudane Xasan Maxamuud Faarax (Janagale) ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid loogu gogol xaaraayey furitaanka kal Fadhiga 2-aad ee baarlamaanka Galmudug. Sidoo kale kulanka inta uu socday waxaa warbixino looga dhageystay guddoomiyaasha gudiyada iyagoona faah faahiyay waxyaabaha u qabsoomay baarlamaanka Kalfadhigii la soo dhaafey ee Golaha.

Kalfadhiga 2-aad ee golaha wakiilada Galmudug ayaa furmaya sida la qorsheeyay 27 bishaan waxaana ay ku beegantahay maalinta Khamiista ah ee soo socota iyadoo ay ka qeyb-gali doonaan madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug.

Tags: Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Guddoomiyaya Kulanka Guddiyadda Joogtada Ee Barlamaankaasi+Sawirro
Previous Post

Hooganka Taliska 5-Aad Ee Ciidanka Xooga Dalka Oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay+Sawirro

Next Post

Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta Oo Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda

Next Post
Sii Hayaha Wasiirka  Warfaafinta  Oo Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda

Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta Oo Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Warbaahinta Dowladda

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

Wasiiru Dowlaha Cadaaladda iyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta oo Kormeer ku tagay Xarunta taliska

March 26, 2026
0

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ilyaas Sheekh Cumar, oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In