Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka qaranka.+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka qaranka.+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoonka golaha wakiilada dowlad goboleedka Galmudug   Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa Kulan qado sharaf ah u sameeyey magaalada dhuusamareeb Gudigga Madaxa banaan ee Doorashooyonka Qaranka .

Xubanaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya waxaa hogaanimayay guddoomiyaha Guddiga Xaliimo Ismaacil Ibraahim (xaliimo Yaree) waxaana ay iska xogwareysteen xaalada dalka iyo marxalada kala guurka iyadoo ay wehliso guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada galmudug Faadumo Cabdi Cali.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Wafdi ay hogaamineyso guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahin Xaliimo yaree ayaa shalay safar ku tagay magaalada dhuusamereeb ee xarunta galmudug halkaasi mee uu dhawaan ka furmi doono shirka wadatashiga madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedka dalka iyadoo ay ka hadli doonaan arrimaha doorashooyinka dalka ee 2020/2021.

Tags: Guddoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo la kulmay Guddiga madaxa banaan ee  Doorashooyinka qaranka.+Sawirro
Previous Post

Taliska Qeybta 4aad Ee AMISOM Oo Maamulka Gobolka Hiiraan Ka Raali Geliyay Qalad Ka Dhacay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ra’iisul Wasaarihii Hore Xasan Abshir Oo Shalay Lagu Aasay Garoowe

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka Sare, Ra’iisul Wasaaraha Dalka Iyo Madax Kale Oo Garoowe Kaga Qeybgalay Aaska Ra’iisul Wasaarihii Hore AUN Xasan Abshir Faarax “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jabuuti Oo Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ra'iisul Wasaarihii Hore Xasan Abshir Oo Shalay Lagu Aasay Garoowe

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In