Tuesday, June 3, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha cusub ee Dharkenley oo xilka la wareegay

caqiil by caqiil
August 22, 2016
in Wararka
0
Guddoomiyaha cusub ee Dharkenley oo xilka la wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku xigeenka koowaad  ahna ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee mamulka gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guure, Xildhiban Xasan Macalin, saraakil ciidan iyo mas’uuliyin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay gudoomiyaha cusub ee degmada Dharkenley Cabdifitaax Nuur Cali oo horey u ahaa gudoomiyihii degmada Kaaran.

Gudoomiyihii Hore ee degmada Dharkenley Cumar Meyre Macow oo munaasabada ka hadlay ayaa u mahad celiyay dhammaan maamulkii iyo bulshadii la soo shaqeysay mudadii uu gudoomiyaha ka ahaa degmadaasi.

Related posts

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

June 3, 2025
Guddoomiyaha Aqalka sare oo ubax dhigay daljirka daahsoon ee darbiga Kremlin-ka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ubax dhigay daljirka daahsoon ee darbiga Kremlin-ka

June 3, 2025

Gudoomiyaha Cusub ee degmada Dharkenley Cabdifitaax Nuur Cali ayaa dhankiisa sheegay ka dalbay maamulka iyo shacabka reer Dharkenley in ay ku gacan siiyan ka shqqeynta horumarinta degmada.

Gudoomiye Ku xigeenka kowaad  ahna ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee mamulka gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guur oo munaasabada ka hadlay waxa uu kula dardaarmay labada gudoomiye in ay ka soo dhalaalan mas’uuliyada loo igmaday.

Xildhiban Xasan Macalin ayaa gaba gabada munaasabada sheegay in ay muhiim tahay horumarinta dowladanimada iyo isdhaxgalka bulshada.

14021561_1752429094995842_4903862260598184232_n 14021593_1752064865032265_2702288107528033360_n 14022130_1752427968329288_4101637208224828535_n 14022162_1752428458329239_1879654771134665683_n 14034711_1752428094995942_8172995526094097435_n 14034714_1752428664995885_6969829773596469652_n 14034734_1752428774995874_7909547476366304081_n 14034761_1752064568365628_7871920378655411177_n 14034765_1752064408365644_8112547934799921579_n 14039985_1752427998329285_315892346210838309_n 14040039_1752428844995867_7593192017477826202_n 14040079_1752064768365608_7186690307738993898_n 14045867_1752428398329245_1301184231845681211_n 14045899_1752064595032292_6792794180617566726_n 14053963_1752064535032298_81359307656208984_n 14054200_1752064505032301_279759832700641278_n 14054968_1752428478329237_4351587493056000728_n 14055093_1752064641698954_3441384484087654084_n 14063804_1752428274995924_2632291214703501948_n 14064000_1752428988329186_932928511402498737_n 14064031_1752427794995972_4290600365594542578_n 14064046_1752064251698993_3933294495983515422_n 14068035_1752429148329170_848736985758059349_n 14068287_1752428621662556_438200046864897305_n 14079768_1752428908329194_4554163155468018846_n 14079811_1752429051662513_4795591656500357259_n 14088399_1752064465032305_2437522811221850407_n 14088658_1752428218329263_3416513665024522609_n 14089029_1752427751662643_516315079749227079_n 14089146_1752064195032332_698942678978234978_n (1) 14089146_1752064195032332_698942678978234978_n 14095725_1752428724995879_1126774469146922581_n 14095725_1752428888329196_3946765347100583257_n 14095816_1752064948365590_5825055493726325753_n 14095888_1752428118329273_345455163437218993_n 14102492_1752064298365655_484771650618899675_n 14102552_1752064065032345_3203665143826706966_n (1) 14117768_1752428181662600_4622591140697263557_n 14117980_1752427884995963_983584282265113494_n

Previous Post

Deegaano Baay ka tirsan oo Al-shabaab lagala wareegay maanta

Next Post

WASAARADDA AMNIGA DFS OO SOO BANDHIGTAY FURSADO SHAQO

Next Post
WASAARADDA AMNIGA DFS OO SOO BANDHIGTAY FURSADO SHAQO

WASAARADDA AMNIGA DFS OO SOO BANDHIGTAY FURSADO SHAQO

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay shabakad khawaarij ah

June 3, 2025
0

Cabdinaasir Maxamed Xasan, afgaradiisuna tahay Macallim Xaaji ayaa lagu eedeeyay in uu khawaarijta u sameyn jiray gaadiidka ay qaraxyada ku...

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

Wasiir Roobow “Luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha maalmaha Xajka waxaa lagu soo daray luuqada Soomaaliga”

June 3, 2025
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Muqtaar Rooboow Cali ayaa sheegay in luuqadaha lagu tarjumayo khudbadaha ay jeedin doonaan maalmaha...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ubax dhigay daljirka daahsoon ee darbiga Kremlin-ka

Guddoomiyaha Aqalka sare oo ubax dhigay daljirka daahsoon ee darbiga Kremlin-ka

June 3, 2025
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdigiisa oo booqasho rasmi ah ku jooga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Dalka Jabuuti

June 2, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In