Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo ka warbixiyay qorshihiisa ugu horeeya

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo ka warbixiyay qorshihiisa ugu horeeya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf AXmed Hagar(Yuusuf Dabageed) oo markale loo magacaabay in uu noqdo guddoomiyaha gobolka Hiiraan kadib wareegto uu soo saaray madaxweynaha Hirshabeele ayaa ka hadlay howlaha horyaala.

Yuusuf Axmed Hagar oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in talaabooyinka ugu horeeya oo xoogga ay saarayaan ay qeyb ka tahay amniga iyo arrimaha dib u heshiisiinta bulshooyinka wada dega gobolkaasi.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

β€œHowlaha i horyaala horta way badan yihiin ,waxaan kaashanaynaa dadka, ilaahayna waan talo saaranaynaa, waxaana xooga saari doonaa amniga, dib u heshiisiinta, dhowr jeer ayaan halkani madax ka soo noqday waxaana la socdaa xaaladaha guud ee halkani kajira iyo khilaafyo badan oo haatan jira, waxaana ka shaqeynaynaa dib u heshiisiinta anagoo kaashanaynaa odayaasha dhaqanka”ayuu yiri.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in la soo afjaro xisadaha beeleed oo ka dhaca gobolkaasi Hiiraan iyo guud ahaan xaqiijinta amniga gobolka, isagoo ugu baaqay shacabka gobolka in ay kala shaqeeyaan maamulkiisa sidii loogu guuleysan lahaa howlaha loo igmaday.

β€œAnigoo ka faaidaysanaya fursadaan waxaan shacabka ugu baaqayaa wadashaqeyn, in dowladda Soomaaliya ay taageeraan, in dowladda loo tanaasulo, dowlad la’aan waan soo aragnay, marka waxaan leeyahay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Hiiraan in ay ila shaqeeyaan dowladdana lala shaqeeyo, ana waxaan ka shaqeyn doonaa horumarkooda”. Ayuu yiri guddoomiye Β Yuusuf.

Previous Post

Dhageyso howlgalo ka dhan ah Alshabaab oo ka dhacaya gobolka Hiiraan

Next Post

Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Buur-hakaba

Next Post
Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Buur-hakaba

Dagaal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacay Buur-hakaba

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In