Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Degmada Diinsoor” Gurmad ayaan u fidinay dadkii shabaab ay ku laayeen Diinsoor

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha  Degmada Diinsoor” Gurmad ayaan u fidinay dadkii shabaab ay ku laayeen Diinsoor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee Gobolka baay ayaa sheegay in kooxda argagixisada ah ee alshabaab ay xasuuq u gaysteen dadka degmada intii kooxdaas laga saarin Diinsoor, isagoo intaa raaciyay inay hadda gurmad u samaynayaan dadkii kooxda shabaab ay laayeen.

“Xaaladda Magalada way Dagantahay Qorshaha maamulkeenna waxaa waaye inaan gar-gaar u fidinno dadkaan dhibaataysan” ayuu yuri Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dhanka kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in Degmada ay ka jirto adeegla’aan gaar ahaan Adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada taas oo Aas Aas u ah Nolosha aadanaha islamarkaana qaar ka mid ah dadkii Kooxda Al-shabaab ay dhibaatada gaarsiiyeen ay u fidiyeen gar-gaar Bini’aadannimo walina Howsha  wadaan.

Ciidamadda Huwanta ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashganaya Kuwa AMISOM ayaa kooxda Cadowga Umadda Soomaaliyeed  ee Al-shabaab ka saaray Degmada Diinsoor oo ay Muddo halkaas dadku ay ku dhibaatey jireen.

Previous Post

Madaxweynaha iyo Wasiirka Iskaashiga Britain oo ka wadahadley barnaamijyada horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Dowladda Masar oo sii daysay Maxaabiis Afrikaan ah

Next Post
Dowladda Masar oo sii daysay Maxaabiis Afrikaan ah

Dowladda Masar oo sii daysay Maxaabiis Afrikaan ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In