Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha degmada Xamarweyne oo tababar u furay xubno ka tirsan guddiga degmadaasi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha degmada Xamarweyne oo tababar u furay xubno ka tirsan guddiga degmadaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ilaa 30 xubnood oo ka kooban gudiga nabad geliyada degmada Xamarweyne ayaa waxaa maanta u furmay tababar lagu baranayo casharo laxiriira hormarka bulshada sida, amaanka, dhaqaalaha xalinta qilaafaadka iyo qodobo kale.

Furitaanka tababarka waxaa goob jooga ahaa mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir, kan degmada, waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada,  ayadoo uu socodoono muddo todobaad ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

C/qaadir Maxmed C/qaadir gudoomiyah degmada Xamarweyne ayaa faah faahiyaay amiyadda tababarkani iyo waxyaabaha lagu barandoono inta uu socdo.

“Ee xaqiiqatan waxaa maanta farxad inoo ah in siminaarkii aan sugaynay dowr bilood islamar ahaantaasina aan codsanay in tababar loo qabto peace commiteega maantana ay suuro galnoqotay in gudoomiye kuxigeenka uu inoo furo tababarkan, casharada aan dalbanay in peace commiteega ay dalbadeen waxaa kamid ah horumarinta bulshada, xalinta qilaafaadka, isku xirka bulshada, maamul wanaaga qodobadaasi ayaa la baridoona tirade labaridoonana waa 30 arday waxaan rabaa marka mudane gudoomiye gudoomiye kuxigeenka ayaa joogo wixii war ah isaga ayaa dhihi doona balse waxaan rabaa in aan dhiiro geliyo in fursadaani ladayicin” ayuu yiri gudoomiyaha degmada Yaaqshiid

Gudoomiye kuxigeeenka dhanka arimaha bulshasda maamulka gobolka Banaadir Iimaan Nuur iikar oo furay siminaarkani ayaa ku dhiiri geliyay shacabka ku dhaqan magalada muqdisho in ay u istaagaan sidii ay horumarka gobolka qofkasta uga qeyb qaadan laha isgoo si gaar ah ula hadlaya xubnaha gudiga nabad geliyadadegmada xamarweyne oo loo qabtay siminaarkani.

“Tababaradaan waxaan rajeynayaa in albaabada indhaha ya inoo furan hadii degmada xamarweyne ay horumar u baahan tahay alxamdulilaahi hada ganacsi ayaa furan magaalada dib ayaay u soo noolaatay xamarweyne marka waa in ay hesha dhaqaale ay isku horumarinayso ma ahan o kaliya xamwerweyne waa dhamaan degmooyinka, oo dhan oo xamar ku yaala ilaa hada waa lagu soo celiyaa hada barnaamijka new deakl inta ayaa lagu qabtay sow ma ahan aduunka majiro wadan ay dadkale u dhiseen ku raaxaysta layiri majiraan”.

Marka laga hadlayo horumarka bulshada ku dhaqan muqdisho waxaa jira dadaalo badan oo ka socda magaalada muqdisho oo ay iska kaashanayaan maamulada gobolka, kan degmooyinka iyo qeybaka bulshada waxaana muuqata in ilbaxnimada ay sii kordhayso maadaama dadku haatan ay fahmayaan muhiimada ay leedahay nabada, horumarka iyo dib u dhiska taasi oo dhabaha u xaaraysa in bulshadu ay ka gaashaantaan falalka guracan oo lidiga ku ah horumarka dalka

Previous Post

Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Next Post

Xafladda sanadguuradda labaad ee Idaacadda wadaag oo maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Xafladda sanadguuradda labaad ee Idaacadda wadaag oo maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Xafladda sanadguuradda labaad ee Idaacadda wadaag oo maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In