Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Dhallinyarada degmada Boondheere oo la doortay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Dhallinyarada degmada Boondheere oo la doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadani oo aheyd mid lagu dooranayay guddoomiyaha Ururka Dhallinyaradda degmada Boondheera ayaa habeenkii xalay ka dhacday degmadaasi iyadoo ay goobjoog ay ka ahaayeen guddoomiyaha degmada iyo ku xogeenadiisa, guddoomiyaha Ururka Dhallanyaradda ,gobolka,Banaadir,qaar ka mid ah guddoomiyaasha Ururka dhalinyaradda degmooyinka Baanadir, shacab ka kala yimad afarta Waaxood ee degmada iyo marti sharaf kale.

Ugu horeyn ayaa waxaa goobta hadlo kooban ka jeediyay musharaxiinta u taagnaa qabashada xiliga guddoomiyenimo,oo kala ah ,Cabdiraxmaan Xaseen Xassa,iyo Axmed Cabdulaahi Dayax ,waaxayna mid kasto uu sheegay inuu wax ka badali doona hanaanka Dhalinyaradda degmada ay diyaar u yahiin sidii dhalinta loo fahansiin lahaa dowladdnimada.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Intaasi ka dib ayaa waxaa la gudagalay codaynta waxaana codaynanayay Dhalinyaro laga soo xulay Afarta Waaxood ee degmada Boondheera , kuwaa oo gaaray ilaa 75qof,muuqaalka dadka goobjooga ka ahaa ayaa wajikooda laga dheehan kartaa sida ay ugu faraxsanyahiin sida loo dooranayo guddoomiyaha Ururka dhalinyaradda degmadda Boondheere.

Natiijada codaynta iyo qofka ku guulaystay ayaa waxaa ku dhawaaqay guddoomiyaha Ururka Dhalinyaradda gobalka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaraan.

Axmed Cabdulaahi Dayax oo ku guulaystay xiliga guddoomiyaha Ururka Dhaliyaradda degmadda Boondheera Isgoo sheegay in uu ka shaqayn doona sida wacyigalinta dhalinta fahamsiinta dowlad wanaaga iyo horumarinta Ispootiga oo ah midka door muuqada ka qaadan kara isdhaxgalka bulashadda iyo is fahamka dhallinyarada.

Ugu dambeyntii waxaa hadalka soo gebagebeeyay guddoomiyaha degmada Boondheera Qaasim Cabdulaahi Xassan isagoo tilmaamay in dhalinta ay yahiin udub dhaxaadka bulshada isla markaana ay ka go’am tahay la qeyb qaadashada horumarinta dhalliyarada degmada Boondheere.

Previous Post

Maxkamad Ciidanka oo maanta siday xukuno kala duwan

Next Post

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In