Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha G/Shacabka Oo Shir Dib-U-Hishiisiineed Ugu Baaqay Bulshada KGS

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha G/Shacabka Oo Shir Dib-U-Hishiisiineed Ugu Baaqay Bulshada KGS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), markuu la tashaday Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), xildhibaannada labada Aqal ee deegaan doorashadoodu tahay Koonfur-galbeed Soomaaliya, Siyaasiyiinta iyo bulshada qeybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda deegaannada Koonfur Galbeed, ayow kuย  baaqay shir dib-u- heshiisiineed.

Shirkaas oo ay ka soo qeybgalayaan siyaasiinta, odayaasha Dhaqanka, Culuma’udiinka iyo dhammaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee reer Koonfur Galbeed, ayadoo madashada shirka ay noqon doonto Magaala Madaxda ku-meel- gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Baydhabo.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

U jeeddada shirka, ayaa ah in la xaliyo dhammaan tabasho walba oo bulshada dhaxdeeda ka jirta iyo adkeeynta midnimada dadka reer Koonfur Galbeed, kadibna laga wada qeyb qaato dib-u-xureyenta deegaannada Koonfur-galbeed Soomaaliya iyo in wixii dhib ah ee dadka reer Koonfur Galbeed dhex maray laga gaaro dib-u-hisheesiin dhaba ah.

Ugu dambeyntii, waxaa laga codsanayaa cidkasta oo ay arritaan khuseyso inay ka soo qeybgalaan shirkan. Waxaa sidoo kale laga codsanayaa hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay qaataan kaalintooda kaga aadan.

Shirkaan dib u hishiisiinta ah,ayaa la filayaa inow ka furmo Magaaladda Baydhabo ee maamul Goboleed Koonfur Galbeed Soomaaliya.Sidow sheegay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).

Tags: Guddoomiyaha G/Shacabka Oo Shir Dib-U-Hishiisiineed Ugu Baaqay Bulshada KGS
Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

Next Post

Xuska Maalinta Tirakoobka Afrika Oo Muqdisho Lagu Qabtayย 

Next Post
Xuska Maalinta Tirakoobka Afrika Oo Muqdisho Lagu Qabtayย 

Xuska Maalinta Tirakoobka Afrika Oo Muqdisho Lagu Qabtayย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In