Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Madaxa Hay’adda UNHCR oo dhagax dhigay Dugsiga Dheere Xaaji Dheere+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Madaxa Hay’adda UNHCR oo dhagax dhigay Dugsiga Dheere Xaaji Dheere+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo uu wehliyo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Aduunka Filippo Grandi ayaa galabta Dhagax Dhigay Dugsiga Dheere Xaaji Dheere oo Laga Hirgeliyay Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir

Guddoomiye Thaabit oo ka hadlay goobta dhagax dhiga ayaa sheegay in Dugsiga Dheere Xaaji Dheere ardayda wax ugu baran doonaan si lacag la’aan ah,islamarkaana mushaarka macalimiinta ay bixinayaan maamul Gobolka Banaadir.

Related posts

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Wuxuu sheegay in Dugsigaan magacii hore loo yaqaanay ee Xamarweyne uu ka bedelay Madaxweyne Farmaajo isla markaana loogu Magacdaray halgamaa ka tirsanaa 13,kii Dhalinyaro ee SYL ee Dheere Xaaji dheere.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho oo sii  hadlayay ayaa yiri” in tani ay fursad u siin doonto carruurta Soomaaliyeed iney waxbartaan”,

Ugu danbeyntii,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa balan qaaday in dhawaan dib u dayactir lagu sameyn doono iskuulo ku yaalo magaalada Muqdisho,kuwaasi oo ku bur buray dagaaladii sokeeye.

Previous Post

Shir lagu diyaarinayo Istaraatiijiyadda Waxbarashada ee Dastuurka oo furmay+Sawirro

Next Post

Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga dib u eegista Dastuurka+Sawirro

Next Post
Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga dib u eegista Dastuurka+Sawirro

Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta warbixin ka dhageystay Guddiga dib u eegista Dastuurka+Sawirro

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

HOGGAAMIYEYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

March 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood ah oo ay yeesheen Madaxweynaha...

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo khudbad ka jeedisay shir heer Wasiir ah oo ka dhacay New York

March 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta mar kale khudbad ka jeedisay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In