Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha G/banaadir oo dhagax dhigay Waaxda Sedexeed ee Degmada Boondhere “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha G/banaadir oo dhagax dhigay Waaxda Sedexeed ee Degmada Boondhere “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha G/banaadir ahna duqa Maqaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab”ayaa dhagax dhigay Waaxda Sedexaad Degmada Boondheere ee G/banaadir.

Guddoomiyaha Degmada Boondheere Qaasim Cabdulle Xasan Dheere ayaa bulshada Boondheere uga mahadceliyey qaabka ay iskugu Xiran Yihiin ugana qeyb qaataan Dhismaha Degmada Boondheere iyo Nadaafada .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Ugu Dambeyntii Guddoomiyaha oo dhagax dhiga Kaddib Saxaafada la hadlay ayaa sheegay in Waaxda Shiikh Yuusuf Al-Kowneyn ay daganaayeen dad Shacab ah kadibna Looga saaray si nabad ah hadana loogu adeegayo danta guud wuxuuna wasaaradda Arrimaha Gudaha ugu Baaqay in ay iyaduna dayactirto dhismihii wasaaradda arimaha gudahah oo waaxda ku dhagan.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku howlan dib u dhiska xaruumihii danta guud ee loogu adeegayo bulshada Caasimada oo heer wanaagsan maraya taasi oo ay mahdiyeen dadka ku dhaqan degmooyinka gobolka Banaadir.

_MG_8647 _MG_8649 _MG_8650 _MG_8651 _MG_8652 _MG_8654 _MG_8656 _MG_8657 _MG_8659 _MG_8660 _MG_8662 _MG_8665 _MG_8666 _MG_8670 _MG_8671 _MG_8672 _MG_8674 _MG_8677

Previous Post

DEGDEG: John Kerry oo Muqdisho soo gaaray

Next Post

Duqa Muqdisho Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka oo Booqday Dhismaha Xarunta Dhexe ee D/hoose Offico Governo “Sawirro”

Next Post
Duqa Muqdisho Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka oo Booqday Dhismaha Xarunta Dhexe ee D/hoose Offico Governo “Sawirro”

Duqa Muqdisho Iyo Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka oo Booqday Dhismaha Xarunta Dhexe ee D/hoose Offico Governo "Sawirro"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In