Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Iyo Wafdi uu Horkacayo Oo Swistzerland Lagu Soo Dhaweeyay(Sawirro)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Iyo Wafdi uu Horkacayo Oo Swistzerland Lagu Soo Dhaweeyay(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudmoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane XasanMaxamed Xusein “Muuungaab ” ayaa caawa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Zurich ee Dalka Switzerland, waxaana Asaga iyo Wefdigiisa loo GelbiyeyMagaalada Baden oo lagu wado inuu halkaasi kula Kulmo Mas’uuliyiinย  uu horkacayo Duqa magaaladaasi BADEN, ahna xubin Katirsan Baarlamaanka Sitzerland ย Islamarkaana Dowlada Swiss ย una qaabilsan Arimaha Dibada Baarlamaanka.

Gudoomiye Muungaab iyo xubnaha Wefdigiisa ayaa waxaa Garoonka
Magaalada Zurich Kusoo Dhaweeyey Mas’uuliyiinta Hay’adda Swiss Kalmo,Bashiir Goobdoon, Xasan Cismaanย  oo Somali Diaspora kasocdey, Bashiir C.qaadir Bootaan oo Isku xiraha Soomaalida iyo Walaalaha Turkiga ka socdey, iyo Rag kaloo ka kala yimid Gobolada Zurich Deriska La ah.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

Maalinta Beri ah ayaa Wefdiga Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Masuuliyiinta ย Maamulka Magaada Baden oo uu horkacayo
Duqa magaaladaasi ay wada qaadan doonaan Kulan gaar ah ooย lagu mataaneynayo Magaalooyinka Muqdisho iyo ย BADEN, ย waxaana ajandaha ku jira in Nidaamka Federaalka Swistzerland , nidaamka Axzaabta, iyo qaabka xoojinta Swiss iyo Soomaali ay ka wada hadli doonaan.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ayaa Sidoo kale kulan la qaadan doona Soomalaida ย ku noolย Dalkaasi si uu ugu dhiirrigaliyo In ay ka qeybqaataan dib u dhiska iyo Maalgashiga dalka Soomaaliya kadib markii Muqdisho ay ku talaabsatay Nabad iyo Degganaasho sababtay in uu Caalamkii dib ugu soo laabtay soomaaliya

Wafdiga Gudoomiyaha ayaa ugu dambeyntii la kulmi doona Masuuliyinta Wasaradda Arimaha Dibadda Dalkaasi Swistzerland iyaga oo ka wada hadli doona Xoojinta Xiriirka Soomaaliya iyo Swiss.

IMG_2603 IMG_2604 IMG_2615

IMG_2718 IMG_2735 IMG_2770 IMG_2771

Sawir Qaade :Fahad M. Abukar

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho 13 08 2015

Next Post

DAAWO-Horjooge sare oo shabaab ka soo goostay oo ka shifay sir badan.(XOG-MUHIIM)

Next Post
DAAWO-Horjooge sare oo shabaab ka soo goostay oo ka shifay sir badan.(XOG-MUHIIM)

DAAWO-Horjooge sare oo shabaab ka soo goostay oo ka shifay sir badan.(XOG-MUHIIM)

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’  ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

๐‘๐š,๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐„๐ฅ ๐๐ข๐งฬƒ๐จ

September 23, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi , ayaa guddoomiyay kulan heer wasiir ah oo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMO DOCEEDYO LA QAATAY HOGGAAMIYAYAAL CAALAMI AH

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha...

Shirka Madasha Baniโ€™aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka Madasha Baniโ€™aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 23, 2026
0

Waxaa maanta Muqdisho lagu soo xiray Shirka Madasha Baniโ€™aadannimada Soomaaliya (CHF 2026), oo diiradda lagu saaray diyaar-garowga saameynta Super El...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In