Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur iyo Mas’uuliyiin kale ayaa maanta gaaray Deegaanka Gosol ee Gobolka Mudug.Waxayna kormeereen qodista Ceelbiyoodka Deegaanka Gosol oo ay baahi weyn u qabeen Bulshada.
Waxaan Shacabka Deegaanka Gosol lagula Dar-daarmay inay ilaalshadaan Ceelka. Waxayna u balan qaadeen qalabaynta Ceelkaan oo uu xusay in baahi weyn u qabeen bulshada.iyo inay waxbadan u qaban donann oo bulshada waxtar u leh.