Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo ka digay dhul boob ka socda deegaanka Jazeera

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose oo ka digay dhul boob ka socda deegaanka Jazeera
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadam Najax oo u waramay Radio Muqdisho waxa uu ka digay dhulalka la kala iibsanayo iyo kuwa uu sheegay in la boobayo oo ku yaala Deegaanka Jazeera ee Duleedka Muqdisho oo hoostaga Degmada Afgooye.

Gudoomiyaha waxa uu tilmaamay in dadka looga baahanyahay inaysan Waraaqo been abuur ah in dhulal looga iibsado ha dhowna ay ka timaado dhibaato.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026

“Waxaan rabaa inaan halkaan baaq uga diro dadka Soomaaliyeed ee ku nool nawaaxiga Jazeera iyo ganacsatada ah inaan lagu qaldin dhulka ay dowladda leedahay, sharciyadana ay iyada u leedahay inay bixiso, waan ognay waxaa jira shaqsiyaad wata waraaqo been abuur ah oo doonaya inay dadka ka iibiyaan dhulka danta guud” ayuu yiri Guddoomiyaha.

Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha hoose ayaa intaa kudaray inay kawarhayaan kuna dabajoogaan dadka sidasharcidarada ah ku iibanaya dhulalka danta guud.

Ibraahim Aadan Najax ayaa sheegay in si gaar ah ay uga digayaan dadka Boobaya ama sida Sharci darada ah u iibsanaya dhulka ku teedsan xeebta Jazeera.

Ugu danbayntii guddoomiyaha ayaa tilmaamay in arintaan ay soo faragalinayaan maamulka deegaanka Jasiira ee degmada Afgooye iyo hay’adaha amaanka talaabo sharci ahna ay ka qaadi doonaan dadka arimahaan ku lugta leh.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb galay shir lagu soo gaba gabeeyay Khartuum”SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegga bulshada+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegga bulshada+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegga bulshada+Sawirro

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Wakiilka QM ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In