Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah Furay Hirgelinta Biyo Mareen Biyaha Ka Qaada Warta KM4 “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Daah Furay Hirgelinta Biyo Mareen Biyaha Ka Qaada Warta KM4 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyha Gobalka Banaadair ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Guddomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ayaa daah-furay hirgelinta Biya-Mareen loogu talagalay in biyaha  fariista  Warta isgooska Nambar-4 looga saaro.

Cabdulaahi Muuse Caraaye ayaa sheegay inay nidaamiyeen waraha biyaha fadhiista oo ay ugu horeyso tan KM4, haatanna ay qorsheynayaan inay ka shaqeeyaan goobaha kale ee ay biyaha fadhiistaan.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Guddoomiye ku Xigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir mudane Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu ku guuleystay in biyaha ka yimaada Wargta KM4 aysan markale xiri doonin jidka loo aado garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, ayna u sameeyeen goobo biyaha ay maraan oo ay badda ku shubaan.

Guddoomiyha Gobalka Banaadair ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu xoogga saarayo xal u helidda biyaha dhex ceegaaga waddooyinka caasimadda.

“Caqabadda ugu badan marka Amniga laga reebo ee na soo wajahda waxaa waxa ay ahayd roobabka oo bur buriyay waddooyinkii dhisnaa oo saameyn ku yeeshay bulshada caasimadda, juhdi badan kaddib waxaan ku guulaysanay inaan maarayno caqabaddaasi qayb ka mid ah” ayuu yri Cumar Filish.

Previous Post

MADAXWEYNE FARMAAJO OO GOLAHA SHACABKA UGA MAHADCELIYEY KALSOONI-SIINTA RA’IISUL WASAARE ROOBLE+SAWIRRO

Next Post

Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Oo Tababar U Furay Wakiilada Ganacsiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Oo Tababar U Furay Wakiilada Ganacsiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya Oo Tababar U Furay Wakiilada Ganacsiga Soomaaliya “SAWIRRO”

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In