Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray waraha lagu keediyo daadadka roobka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoonka Sare ee Maamulka gobolka Banaadir oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku tagay qaar kamid ah waraha lagu keediyo daa’dadka roobka ee kuyaala degmooyinka gobolka Banaadir si ay ugu kuurgalaan shaqooyinka ay waaxda howlaha guud ka sameysay Warahaas,

Goobaha ay masuuliyiinta kormeeren waxaa kamid ah bulaacada dhaxmarta wadada Dekada Muqdisho oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay si daa’dadka roobka loogu helo biya-mareena si tooska ugu shuba Bada, islamarkaana aysan hakad ugalin isku socodka wadadaas

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Waxa ay sidoo kale kormeereen wadada hormarta xarunta dugsiga tababarka ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo ay dowlada hoose dib u furtay maadama ay biya-dhigeen roobkii da’ay dhowrkii cisha ee lasoo dhaafay.

Warta Number Afar oo kamid ah goobaha ay sida xoogan uga shaqeysay dowlada hoose Xamar ayay sidoo kale kormeeren masuuliyiinta si ay u qiimeeyaan saameenta roobka iyo howlihii laga qabtay.

Guddoonka Sare ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa sidoo kale kormeeray Warta Hilaac ee degmada Wadajir oo ay si weyn u sameeyeen roobkii da’ay, duqa magaalada Muqdisho ayaa ku amray in si deg deg ah dib u hagaajin loogu sameeyo wartani

Ugu danbeyn masuliyiintan ayaa booqday warta Siigaale ee degmada Hodan oo ay buux dhaafiyeen daa’dadka roobka islamarkaana uu bur bur xoogan soo gaaray wadada isku xirta isgoosyada KPP iyo Shaqaalaha,

Previous Post

Dhagar-qabe Al-shabaab ah oo doonayay inuu dilo askari oo lagu qabtay Degmada Hodan+Sawirro

Next Post

Wasiirka Caafimaadka Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqday Inay Dowrkooda Ka Qaataan Xakameynta Faafitaanka COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Caafimaadka Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqday Inay Dowrkooda Ka Qaataan Xakameynta Faafitaanka COVID-19 “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqday Inay Dowrkooda Ka Qaataan Xakameynta Faafitaanka COVID-19 “SAWIRRO”

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In