Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Waddo Cusub Dhagax dhigay+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Waddo Cusub Dhagax dhigay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Muqdisho, ahna guddoomiyaha Gobalka Banaadir iyo Wasiirka dhalinyarada XFS Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye  ayaa Maanta oo Axad ah si wadajir ah u Dhaggax dhigay Waddo Laami oo isku xirta isgoyska Cali Kamiin, taas oo hormarta Tuulada cayaaraha Stadium Mogadishu illaa iyo Jidka Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Duqa Muqdisho, ahna guddoomiyaha Gobalka Banaadir En; C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisoo), ayaa Bulshada Soomaaliyeed la wadaagay muhiimadda ay Waddadani u leedahay Shacabka, wuxuuna intaa raaciyay in ay sii wadayaan dhismaha iyo dib u habaynta adeegyadii guud ee uu Dalku lahaa.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Saakay waxaan Dhagax dhignay Waddo Laami ah oo laga hirgelinayo isgoyska Cali Kamiin iyo Ifka Xalane oo isku xira Jidka 30-ka iyo kan Warshedaha”ayuu yiri, mudane; Yariisoow.

Waddadan Maanta la Dhagax dhigay ayaa ah tii Sagaalaad ee uu maamulka hadda jira ee Gobolka Banaadir ka hirgeliyo Magaalada Muqdisho muddo Hal Sana iyo bar gudahood ah.

Previous Post

Ciidamada DANAB oo Argagixisada Alshabaab ku sii baacsanayo deegaanno horleh

Next Post

U.N. chief says essential to avoid escalation in the Gulf

Next Post
U.N. chief says essential to avoid escalation in the Gulf

U.N. chief says essential to avoid escalation in the Gulf

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In