Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada XDS Oo Gaaray Deegaanka Garasyaani

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada XDS Oo Gaaray Deegaanka Garasyaani
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo ay wehliyaan Saraakisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gaaray Degaanka Garasyaani ee Bartamaha gobolka Hiiraan.

Degaankaan oo muhiim u ahaa Argagasida muddo badana fariisin ku lahaa ayaa laga saaray, iyadoo aan wax dagaal ah ka dhicin kadib markii ay baxsadeen Shabaabkii halkaa ku sugnaa.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Garasyaani ayaa ah deegaankii labaad oo gacanta Argagaxisada ka baxa, waxaana mara wadada laamiga ah ee isku xirta Muqdisho, gobolada dhexe ilaa kuwa Waqooyi.

Wadadaan ayaa mudo 15 sano ka badan aan la marin, iyadoo maleeshiyada Al-Shabaab ay diideen kol hore, waxaana ay noqotay meel howd ah, waxaana ay bur buriyeen waddadii laamiga ahayd.

Guddoomiyaha gobalka Hiiraan iyo saraakiisha Ciidamada  Xoogga Dalka ayaa horay u balan qaaday in dib loo furi doono waddada laamiga ah ee gobolada dhexe, waxaana talaabadan ka dhigan tahay guushii ugu weyned in mar kale gaadiidka ay maraan.

Guulaha Ciidamada iyo dadka deegaanka is garabsanaya ayaa ah kuwa is dabo joog ah howlgallada ayaa ku sii fidiya deegaanno badan.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ergeyga Gaar Ah Ee Q.M U Qaabilsan Soomaaliya

Next Post

Guddiga GurmadKa Abaaraha Ee Gobolka Mudug Oo Baaq Udiray Bulshada Soomaaliyeed

Next Post
Guddiga GurmadKa Abaaraha Ee Gobolka Mudug Oo Baaq Udiray Bulshada Soomaaliyeed

Guddiga GurmadKa Abaaraha Ee Gobolka Mudug Oo Baaq Udiray Bulshada Soomaaliyeed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In