Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga sameynayo biyo xireenada xalka waare ah “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo kormeeray goobaha laga sameynayo biyo xireenada xalka waare ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cusmaan ayaa maanta kormeer ku sameeyay goobaha loogu talo galay in laga sameeyo biya xireenada xalka waare ah ee looga hortagayo qataraha fataahaadaha uu xili walba wabiga Shabeelle ka sameeyo Beledweyne.

Guddoomiyaha Guddiga Xaaji Cismaan Dhagaxoow ayaa Guddoomiyaha Gobolka u sheegay in wax walba ku xiran tahay sida bulshada ugu tashtaan horumarkooda, dhankooduna ay ku dadaalayaan dhismaha goobaha laga dhigayo biyo xireenada.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Mudane Cali Jeyte Cusmaan Gudodomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa kormeerka kadib bogaadiyay sida ay howsha u wadaan guddiga iyo enjineeerada isla markaana uu xusay ay labo jibaaraan howlaha adag ee horyaalo, Maamulkana ay dhankooda ka qeyb qaadan doonaan.

Shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa muhiimad gaar ah u leedahay in xal waare loo helo biyaha fatahaadda, taasi oo sanad kasta saamayn ku yeelata.

Previous Post

Ciidamada Talyaaniga oo Deeq Daawo ah  ku wareejiyay qaar kamid ah degmooyinka gobalka Banaadir

Next Post

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Next Post
Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Kulan looga hadlayay kaalinta Haweenka ee Nabadda oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In